QM Oo Rajo Ka Muujisay Sii Socoshada Wadahadala u Dhaxeeya DF iyo Dowlad Gobaleedyada.
Xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay wada hadalada u socda madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . QM ayaa sheegtay in ay dhiira gelineyso Kulamada…