Erdogan oo Weeraray Emmanuel Macron.

Iyadoo todobaadka danbe ay madaxda dalalka xubnaha Isbaheysiga Gaanshaanbuurta NATO ku ballansanyihiin dalka Britain oo ay ka dhici doonto munaasabadda 70-sano-guuradi kasoo wareegatay aas-aaska isbaheysiga, ayaa madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu...