Xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay wada hadalada u socda madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . QM ayaa sheegtay […]
Læs videreMåned: april 2021
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah.
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux. Warbixinta ayaa sheegtay in la diiwaan geliyey […]
Læs videreDowlada Soomaaliya oo taageertay xariga Amiirka Urdun.
Dowladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay boqor Cabdallaha Urdun kadib tallaabada lagu xiray walaalkii Amiir Xamza bin Xuseen oo lagu eedeeyay in uu qalalaase iyo […]
Læs videreWiil Soomaali ah oo lagu diley Canada
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabayay Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian ahaa ayaa lagu diley Magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada. […]
Læs videreCumar Cabdirashiid oo ka digey burbur ku yimaada shirarka Arrimaha Doorashooyinka.
a’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa qoraal soo dhigay Bartiisa Twitterka waxa uu ugaga digey burbur ku yimaad shirarka loogaga […]
Læs videreXasan Sheikh: Madaxweyne Farmaajo colaadiisu waxay gaartay inuu ciidanka ilaalayda ah ka goosto mushaarkii iyo raashinkii.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda madaxweyne Farmaajo ay colaadin joogto ay ku haysay tan iyo sanadkii 2018, goortaas uu […]
Læs videre