QM Oo Rajo Ka Muujisay Sii Socoshada Wadahadala u Dhaxeeya DF iyo Dowlad Gobaleedyada.

Xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay wada hadalada u socda madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . QM ayaa sheegtay in ay dhiira gelineyso Kulamada hor-u dhaca ah ee u dhaxeya dowladda Fedaraalka iyo dowlad gobaleedyada , kaas oo furmay 3 Bishan . […]

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas cusub oo Covid 19 ah.

Wasaaradda  Caafimaadka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka COVID-19 laga baaray 1176 ruux. Warbixinta ayaa sheegtay  in la diiwaan geliyey 160 bukaan cusub oo la nool cudurka COVID-19 , taas oo ka dhigan in weli ay jirto khatarta uu dalkeena ku haayo cudurka […]

Dowlada Soomaaliya oo taageertay xariga Amiirka Urdun.

Dowladda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay boqor Cabdallaha Urdun kadib tallaabada lagu xiray walaalkii Amiir Xamza bin Xuseen oo lagu eedeeyay in uu qalalaase iyo qas ka abuuri rabay halkaas Qoraal lasoo dhigay barta Twitter-ka wasaraadda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay “Soomaaliya waxay taageereysa dhammaan tallaabooyinka iyo […]

Wiil Soomaali ah oo lagu diley Canada

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabayay Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian ahaa ayaa lagu diley Magaalada Toronto ee caasimada dalka Canada. War kasoo baxay Booliiska magaalada Toronto ayaa lagu sheegay in Haabiil uu ku dhintey rasaas la furay xilli ay wadada marayeen,waxaana rasaastaasi ku […]

Cumar Cabdirashiid oo ka digey burbur ku yimaada shirarka Arrimaha Doorashooyinka.

a’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa qoraal soo dhigay Bartiisa Twitterka waxa uu ugaga digey burbur ku yimaad shirarka loogaga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in haddii lagu guuldareysto wadahadalka socda ama dhinac loo weeciyo dhabbaha wanaagsan ee lagu abuuri karo […]