Muqdisho,cisaleey,11.Jan.2010.Waxaa
halkaan tacsi tiiraayo leh u diraynaa dh-amaan ehelada iyo qaraabada uu ka
geeriyooday col.xaaji cabdulaahi xaaji juuni oo ku geeriyooday Magaalada
Muqdisho gaar ahaan degmada madiino.
Marxuumka ayaa waxaa illaahi looga baryayaa
in uu naxariistii jano ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan
Alaha ka siiyo Aamiin Aamiin.
Tacsidana waxaa diraayo dhamaan dhamaan
culimada ahlu sunna ee wadanka Nederland iyo dunida dacaladeeda.
Sheekh muuse cade
Sheekh cali kulmiye
Sheekh xasan sheekh axmed sheekh cumar
Maxamuud daacad
Cadaan cosoboow
Cabdishakuur xaaji maxamuud hadaafoow
Ibraahim xaaji cumar halaf
Cabdikariin xuseen watiir
Cabdi qani macalim
Cabdi maxamed maxamuud suuleey
Axmadeey injineer& xaaskiisa
Naaji muxudiin sheekh axmed
Maxaadeey muxumad
Cabdulaahi xasan sheekha
Sahro xasan
Maamo duniyo cabduqaadir
Maamo shuuro maxamuud nuur
Maamo ruquyo teeste & cariuurteeda
Maamo xabiibo maxamuud nuur & caruurteeda
Faadumo abuukr xaaji juuni
Ruquyo abuukar xaaji juuni
Sahro abuukar xaaji juuni shiino
Warsame abuukar xaaji juuni
Axmed maxamed xaaji juuni
Reer xasan muuse xali
Reer xaaji maxamed muuse cali
Reer xaaji maxamed xaaji juuni
Reer cumar xaaji juuni
Reer xaaji xuseen muuse cali
Reer xaajiyo seynab muuse cali
Iyo Dad badan oo halkaani lagu soo koobi karin aan soo
koobi karin dhamaan dadkaas aan kur kusoo xusay waxeey kala joogaan uk
nadarlaan amerika itali swedan erlaan iyo meela kaloo badan dhamaan waxeey
tacsiiyo murugo leh hawada u marsiinaayaah dhamaan eheladii iyo qaraabadii
uu ka geeriyooday co/ xaaji cabdulaahi xaaji juuni oo dha-waan ku
geeriyooday muqdisho waxeyneh lee yihiin samir iyo iimaan inaalilaah
wainaaileyhi raajicuun.
Sidoo kale waxaa tacsi taa la mid ah diraayo Maamulka
cisaleey.com,iyagoona illaahi uga baryaayo marxuumka in uu
janadii ka waraabiyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin
Aamiin.
Ha moogaanin cisaleey.com
saacad walbo
cisaleeynews@hotmail.com