![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Xizbul
Islaam oo shaaca ka qaaday in ay baaritaan ku wadaan cidii ka dambeysay dilkii
sarkaalkooda.
Muqdisho,cisaleey,09.Mar.2010
Shiikh Maxamed Macalin oo ah madaxa warfaafinta
Xizbul Islaam ayaa sheegay inay ka xun yihiin dilka loo geystay
mid ka mid ah Saraakiishooda oo maanta la-gu qaarijiyay Suuqa
Bakaaraha.
"Inaa Lilaah waa inaa ileyhi raajicuun w-aan ka xunahay dilkaas, run ahaantii sa-rkaalkaas waxaa uu ka mid ahaa Xisbi-ga, waxaana dilay ragg Hubeysan oo su-
uqa bakaaraha ku dilay alle ha u naxariisto Barre Cali Barre"ayuu yiri Maxamed Macalin.
Waxaa uu sheegay in ay baaris ku socoto cida ka dambeysay
dilkaas, waxaana uu cadeeyay in ay dib ka soo sheegayaan marka uu dhamaado
baaritaanka ay wadaan sida uu hadalka u dhigay.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||