![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Sarkaal ka tirsan Xizbul Islaam
oo goor dhoweyd lagu dilay gud-aha Suuqa Bakaaraha.
Muqdisho,cisaleey,09.Mar.2010
War goor dhoweyd na soo gaaray ayaa sheegaya in
Kooxo ku hubeysan Bastool-ado ay ku dileen Suuqa weyn ee
Bakaa-raha Barre Cali Barre oo ka mid ah Sar-aakiisha sare ee
Ururka Xizbul Islaam.
Ragan Hubeysan ayaa markii ay toogte-en Barre
Cali Barre goobta ka baxsaday, iyadoo xaalada Suuqa Bakaaraha uu
d-
urba noqday mid lagu kala cararo, waxaana gebi ahaanba albaabada la isugu dhiftay Ganac-sigii Suuqa ka jiray.
Barre Cali Bare oo horay u ahaa Afhayeenkii Mucaskarka
Raaskambooni ayaa si cad uga soo horjeestay Midowgii dhex maray Shabaabka iyo
Kaambooniyiinta, isagoo ku eedeeyay shaqsi-yaadka ku biiray ku tilmaamay kuwo
aan matalin, isagoona markaas kadib ka bad baaday isku
Meydka Barre Cali Barre ayaa lageeyey daqiiqado ka hor guri uu ka
daganaay Suuqa Bakaar-aha ee magaalada Muqdisho, waxaan jirtay in dhowaan uu ka
badbaaday weerar Bambaano oo gurigiisa lagula weeraray.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||