![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Saraakiisha dowladda oo ku dh-ex
jira ciidamo shalay dagaal ku dhex maray Waqoyiga Muqdisho
Muqdisho,cisaleey,09.Mar.2010
Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda ayaa kala
dhex galay Ciidamo ka tirsan dowladda kuwaasoo shalay gelinkii
da-mbe dagaal culus ku dhex maray Waqo-oyiga Muqdisho, iyadoo
ciidamadan ay hab beeleed u dagaalameen.
Dagaal shalay ka dhacay Isgoysyada Ju-bba iyo Maana-booliyo ayaa waxaa ku
geeriyootay ilaa labo ruux, halka tiro kale ay ku dhaawacmeen, kuwaasoo ay ku jireen dad rayid ah oo ku ganacsanayay.
Saraakiil ka tirsan Dowladda oo uu ka mid yahay Jeneraal
Gacma-Duule oo ah Taliyaha Ciida-mada Lugta ee Dowladda ayaa ku baxay xiisada
gaartay gacan ka hadalka, iyadoo la sheeg-ayo in markii dambe lagu guuleystay in
la kala dhex galo.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||