![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Roobab geysta qasaare naf iyo maal oo
ka da'ay deegaano hoos taga Gobolka Jubada Hoose.
Muqdisho,cisaleey,08.Mar.2010
Roobabab ay dadka ku diirsadeen balse sababay
qasaara nafeed ayaa saacadihi ugu dambeeyay ka da'ay deegaano
hoos tago Gobolka Jubada Hoose ee dalka S-oomaaliya.
Warka ayaa intaasi ku darayo in biriqda ay sidoo kale dishay xoolo aanan tirado-
oda wali la xadidin ay ka yaabisay dadka deegaanka.
Ka sokow qasaaraha uu geystay roobka,ayaa waxaa hadana ku
diirsaday dadka iyo duunyada Gobolka J/hoose kuwaas oo la daalaa dhacayey
kuleelka jiilaalka oo si daran ula dagay xool-aha iyo dadka reer guuraaga ah.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||