|
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Dowladda Canada oo ku dhawa-aqday in ay
mamnuucday Al-Shabaab.
Muqdisho,cisaleey,08.Mar.2010
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in kooxda
Shabaab ee Soomaaliya ay
u aqoon satay koox argagixiso ah kadib mari ay sheegtay in ay
ogaatay koox la shaqeysa ururka Al Qacida.
Wasiirka Amniga Dowladda Canada oo ka hadlay arrintaasi ayaa
shaaca ka q-aaday Xukuumadoodu ka go’an tahay in ay qaado
talaabo kasta oo ay uga hort-agayaan in Xarakada Al-shabaab
dhaq-dhaqaaqyo ka sameeyeen dalka Cana-da si aysan saamayn ugu
yeelan shaca-bka dalkaasi dagan.
Wasiirka ayaa sheegay in ay ka hortagayaan lacago dalkeeda loogu
aruurinayo Xarakada Al-shabaab kadib warbixin dhinacyo badan leh oo ay ka heleen
Soomaalida ku nool Dalkaasi.
"Al-shabaab waa koox argagixiso Liiskaasi ayaana ku darnay, talaabo kasta oo
looga hortag-ayo falalka dhaqaale aruursiga iyo qorista Ciidamo ka mid noqda
ururkaasina waynu ka hort-agaynaa" ayuu yiri wasiirka Amniga Dowladda CanadaVic
Toews.
Dhawaan ayay ahayd markii dowladda Ingiriiska Liiska Argagixisada ku dartay
Xarakada Al-shabaab, isla markaana sheegtay qofkii lagu arkaa isagoo dhaqaale u
aruurinaya ama la sha-qeynaya ururkaasi u arki doonaan qof ka mid ah xarakada.
Hadalkan ayaa sidoo kale imaanaya xili Saraakiisha iyo madaxda ugu saraysa
Xarakada Al-shabaab sheegeen in ay ku faraxsan yihiin haddiiba dalalka Reer
Galbeedka u aqoonsadeen in ay yihiin koox ka mid ah waxa loogu yeero
Argagixisada.
Ha moogaanin
cisaleey.com saacad walbo
cisaleeynews@hotmail.com
|