![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Dagaalo u dhaxeeya Maleeshiyo beeleedyo
ka dhacay Gobolka Mudug.
Muqdisho,cisaleey,08.Mar.2010
Dagaalo ayaa ka soo cusboonaaday de-egaanada
Bacaad-Weyn iyo Camaara oo ka tirsan degmada Xarardheere ee
Gob-olka Mudug kuwaasoo u dhaxeeyo ma-leeshiyo beeleedyo walaalo
ah.
Xariiro saaka aan la samaynay deegaa-nkaasi ayaa waxaa naloo sheegay in ay dhimashada marayso 4-qof oo saddex
ka mid ah yihiin garabyadii dagaalamaysay halka qofka kale uu yahay qof shacab ah.
Waxaa kale oo jira dhaawacyo ka dhashay
dagaal beeleedkaasi oo socday ilaa xalay fiidkii hore, laakiin markii xilli
habeen ah la galay dagaalka si iskiis ah ayuu u istaagay.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||