![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Madaxweyne Shariif oo gaaray magaalada
London.
Muqdisho,cisaleey,08.Mar.2010
(London, England, March 8, 2010) Wafdi ballaaran
oo uu hoggaaminayo Madax-weynaha Jambuuriyadda Soomaaliya,
Mudane Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa saaka arroortii gaaray
magaaldda London isaga oo wafdigu dalka Ingiriiska ku sugnaan
doona ilaa subaxnimada Ji-mcaha ee 12-ka March, 20101.
Wafdiga madaxweynaha waxaa ka mid ah Wasiirka Maaliyadda ahna
R/wasaare ku Xigeen Shariif Xasan Sheekh Aaden, Wasiirka Arrimaha Dibadda Ali
Jama Jengali, Wasiirka Jaaliyad-aha Dibadda, Cabdullaahi Ahmed Abdulle (Azhari),
Wasiirka Haweenka Fowziya Maxamed Sheekh Xasan, Wasiirka Qorshaynta iyho
Iskaashiga Caalamiga C/raxmaan Cabdishakuur, W-asiirka Tacliinta Sare Maxamed
Cabdullahi Omaar, Xildhibaan Axmed Xasan Gabone (Ugaas Axmed-bile), Xildhibaan
Cumar Idiriis iyo Sariikiil Sare oo ka tirsan Madaxtooyada oo ay mid yihiin
Madaxa Xafiiska Madaxweynaha, C/kariim Xasan Jamac, Madaxa Protocolka Mursal M.
Saney iyo Madaxa Warfaafinta C/rashid K. Xaashi.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||