![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya sarkaal ajaaniib oo xalay
Muqdisho lagu dilay.
Muqdisho,cisaleey,08.Feb.2010
Faah faahin dhe-eraad ah ayaa kasoo baxday dil
xalay Magaalada M-uqdisho loogu geystay sarkaal ka tirsan Al
Qacida is-la markaana xubin fir fircoon ka ahaa Xarakada Al
Shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya.
Warar lagu kalsoonyahay oo maanta soo baxay ayaa sheegaya in Amaar Ibrahiim oo ah nin u dhashay d-alka Urdun in xalay lagu qaarjiyey guri ku yaala xaa-fada Adalle dehmada Yaaqshiid ee M Muqdisho gaar
![]()
ahaan agagaarka Hotel Kaah iyadoo sida la sheegay ay dilkiisa geysteen qaar ka mid ah ilaal-adiisa.
Warar soo baxay saakay aroortii ayaa sheegay in ninka ay
rasaas la dhaceen ilaaladiisa fiidni-madi xalay xilli uu cibaadeysanayey hase
ahaatee waxaa la ogaaday in Mr Ibraahim uu is difa-acay ka hor inta uusan
dhiman.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||