![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Taliska Milateriga oo sheegay in dagaalyahano Ajaaniib
maalmi-hii u dambeeyay laga soo dajiyay Dekeda Ceel-Macaan
Muqdisho,cisaleey,08.Feb.2010
Taliska milateri-ga dowladda soomaaliya ayaa ku
eedeeyay kooxda
Al-Shabaab in maalmihii la soo dhaafay ay dekeda macmalka Ceel-macaan ka soo dajiyeen dagaalyah-ano ajaaniib ah, kuwaasoo uu sheegay in dagaaladii xalay ka qeyb qaateen. Afhayeenka Ciidamada Milateriga Aadan Ibraahim Kaalmoy ayaa sheegay in sirdoonka dowladda uu ka war helay macluumaad ku aadan in kooxo ajaaniib
![]()
ah laga soo dajiyay Dekeda ceel-macaan ee duleedka Muqdisho.
"Macluumaadka aan heleyno waxaa ka mid ah in in ka badan
170-nin oo ajaaniib ah in kooxa-ha qaran-diidka ka soo dajiyeen dekeda
ceel-macaan, waliba xalay ayaa u horeysay dagaalka waa ka qeyb qaateen"ayuu yiri
Aadan Kaalmoy.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||