![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Al-Shabaab oo soo bandhigay S-arkaal ay sheegeen inuu kaga
s-oo biiray dhanka Dowladda.
Muqdisho,cisaleey,08.Feb.2010
Afhayeenka Ko-oxda Al-Shabaab Cali Dheere ayaa
duhurnimadii m-aanta xaruntii guulwadayaasha ugu soo bandhigay
nin uu sheegay inuu yahay sarkaal ka tirsan dowlad-da soomaaliya
iyo qoryaha Ak-47 oo gaarayay ilaa kontameeyo, kuwaasoo aanay
cidina ku hubeysneyn.
Cali Dheere ayaa ku beer laxawsaday in hubkaas ay ciidamo kala soo goosteen dowladda, hase ahaatee goobta uguma soo bandhigin hal ciidan, waxaase d-
![]()
hinaciisa fadhiyay sarkaal sheegtay inuu dowladda ka soo goostay.
"Ninkaan aad u jeedaan wuxuu ka tirsanaa qolada ridada, run
ahaantii wuxuu gartay wadadii qaldaneyd ee uu ku jiray, Alle waa uu u towbad
keenay"ayuu yiri Cali Dheere oo ugu baaqay ciidamada dowladda in ay ka soo
baxaan safka cadawga.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||