BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Maamulka Alshabaab ee Bay iyo Bakool oo ku baaqay dagaal.



 

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,08.Feb.2010 Maamulka Shab-aab ee gobolada Bay iyo Bakool ayaa shaaca ka qaa-ay inay ka war heleen dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo d-uulaan ballaaran oo kaga soo wajahan ciidamada d-owladda oo soo gaaray degmada Ceel-barde.

Shiikh Aadan Yare oo ka mid ah Mas'uuliyiinta sar s-are ee maamulkaasi ayaa ugu baaqay shacabka inay ka qeyb qaataan dagaalka jihaadka si looga hortago duulaanada lagu soo qaadayo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 


Mas'uulkan ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo gaaraya boqolaal ay wehliyeen ciidamo Itoobiyaan, waxaana uu tilmaamay in mujaahidiinta ay ka hortagi doonaan qorshayaasha da-gaal ay wadaan.

Al Shabaab  waxay qabaan dareenka ah in dagaal xoogan uu ku soo wajahan yahay kagana soo wajahan yahay dhanka Dowladda Soomaaliya, taasoo keentay in ay faarujiyaan meelo ka mid ah caasimada Muqdisho.

Dhaq dhaqaaqyada ciidan iyo dhoolatuska milateri ee ay waday dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoogeysanaya, waxaana taasi ay keentay mid culeys ay kala kul-maan shabaabka.



 




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)