BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Xizbul Islaam oo ka hadlay abaa-bulka Gen. Galaal ka wado Galg-aduud.

 

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,08.Feb.2010 Ururka Xizbul Is-laam ayaa sheegay in aanay wax cabsi ah ka qabin abaabulka Gen. Maxamed Nuur Galaal ka wado deg-mada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyagoo ku ee-deeyay inuu Genanku haatan wado abaabulo dagaal oo ku gacan siinayo Ahlusuna Wal-jameeca.

Madaxa Arrimaha Bulshada Xizbul Islaam Shiikh Sa-lmaan Sahal Muuse ayaa sheegay in Gen. Galaal uu yahay nin dagaal kula jira waxa uu ku sheegay Isla-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

amka, isla markaana haatan uu ka wado Guriceel qorshayaal kala duwan.

 

"Anaga nama cabsi gelinayaan Gen. Galaal waxaa uu ka wado Guriceel iyo meelaha ay joog-aan nimankaas suufiyada, abaabulka dagaal iyo qorshaha uu u joogana waa mid aan ka war heyno"ayuu yiri Shiikh Salmaan sahal Muuse.

Salmaan Sahal oo ku sugan magaalada B/weyn ayaa sidoo kale ka hadlay dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ka socda duleedyada magaalada B/weyn, waxaana uu sheegay in ay iska caabin d-oonaan weerar kasta oo lagu soo qaado.

Gen. Maxamed Nuur Galaal ayaa si kulul u weeraray kooxaha magacyada diimeedka wata, is-agoo ku tilmaamay kuwo qarbudaad iyo fowdo ka wada dalka, isla markaana dadka gaaley-siinaya, waxaana uu carabka ku dhiftay in Ahlusuna Wal-jameeca uu ku kordhin doono qibra-da xaga ciidamada.


 





 




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)