BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay gelinki danbe ka dhacay Muqdisho.

 

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,08.Feb.2010 Dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kooxaha muca-aradka ayaa xalay la isku miray qeybo ka mid ah m-agaalada Muqdisho, iyadoo dagaaladaas oo bilowd-ay 2-dii habeenimo ee saqda dhexe ay dadka hurda-da kaga salaleen hugunka hubka noocyadiisa kala d-uwan ee la isku adeegsanayay.

Sida ay wararku sheegayaan dagaaladan oo ka bilo-wday dhowr jiho oo ka mid ah qeybaha waqooyi ay-aa ka dambeeyay markii weeraro ballaaran ay soo

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

qaadeen kooxaha mucaaradka, fariisimo ay joogeen ciidamada dowladda.

 

Inta la og yahay saddex ruux ayaa ku dhimatay, halka lix kalena ay ku dhaawacmeen iska hor imaadkaas oo daba socday madaafiic culus oo dhinacyada isku haaya caasimada ay is dhaaf-sanayeen.

Dagaaladan ayaa si toos ah uga dhacayay xaafado ka tirsan degmooyinka Boondheere, Shi-bis, C/casiis iyo degmada Wardhiigley, gaar ahaan nawaaxiga Isgoyska Florence.

Ma jirto ilaa iyo hada cid ka hadashay dagaaladaas, hadii ay ahaan lahaayeen dhinacyada is-ku haaya caasimada, hase ahaatee dagaaladii xalay ayaa imaanaya xilli dhaq dhaqaaqyo ciid-an oo xoog leh ka jiraan magaalada Muqdisho.

 





 




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)