BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Duqeymo culus oo maanta la isku weydaarsaday qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,07.Feb.2010 Duqeymo culus oo maanta la isku weydaarsaday magaalada Muqd-isho ayaa sababay dhaawacyo soo gaaray dad rayid ah, kaasoo horu dhac u ahaa diyaar garowga dagaal iyo dhaq dhaqaaqyada milateri ee maalmihii u dam-beeyay hareeyay magaalada Muqdisho.
 
Duqeymaha ayaa ahaa kuwo ay is weydaarsanayeen ciidamada dowladda iyo kooxaha mucaaradka, wax-aana madaafiic badan ku hoobteen xaafadaha dhin-aca waqooyi ee magaalada Muqdisho
.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

In ka badan 10-ruux ayaa ku dhaawacmay madaafiicda xaafado ka tirsan degmooyinka Yaaq-shiid, Boondheere iyo shibis, kuwaasoo qaarkood ay ku jireen dad alaabahooda diyaar garey-sanayay si ay uga qaxaan.
 
Cali Muuse oo ah madaxa Hey'adda Gurmadka dega dega ee Life-Line Africa ayaa sheegay in dadka ay dhaawacyadooda qaadeen u badnaayeen kuwo rayid ah, waxaana uu meesha ka saaray in ay arkeen wax dhimasho ah.
 
Duqeymahan ayaa bilow u ah saan saanta dagaal iyo diyaar garowga ciidan ee maalmihii u dambeeyay ku jirtay magaalada Muqdisho, waxaana magaalada ay tahay mid wali dagaal la-gu kala baxo ay foolaneyso.
 
Boqolaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaa lagu xoojiyay aagaga dagaalka ee Muqdisho, w-axaana xiisadaha iyo aagaga ka furan caasimada ee keeb la yuurarka ah ay keeni kartaa in mar walba uu qarxo dagaalo lagu hoobto.



 




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)