![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Wasaarada gaashaandhiga oo ka hadashay duulaanka iyo qorsha-ha
dagaal ay dowladda wado.
Muqdisho,cisaleey,07.Feb.2010
Wasaarada ga-ashaandhiga dowladda
soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay warar maalmahan la isla
dhax marayay oo sheegayay in dowladda qorsheyneyso weeraro ka
dhan ah kooxaha mucaaradka.
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Shiikh Yuusuf Indh-acade ayaa sheegay ciidamada dowladda dhaq dha-qaaqyada ka wada Muqdisho ay yihiin ciidamada ta-babarka soo qaatay iyo Ciidamadii hore ee Qalabka
![]()
sida, kuwaasi oo dhawaan gacanta ku dhigi doono dhamaan gobalada dalka iyo casimada.
Mr Indhacade ayaa sheegay Ciidamadan in loogu dan leeyahay
sidii ay u xaqiijin lahaayeen Amaanka, gaar ahaan goobaha ay ka jirto caburinta
iyo uguursiga shacabka masaakiinta ah gaar ahaan xarunta Shabaab ee Xafada Suuqa
Xoolaha sida uu hadalka u dhigay.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||