![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Ergay cusub oo dowladda u mag-acowday dalka Mareykanka.
Muqdisho,cisaleey,07.Feb.2010
Madaxweynaha dowladda soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa
m-agacaabay ergayga wakiilka uga noqon doona Soo-maaliya dalka
Mareykanka.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ay-aa lagu magacaabay Abukar Caddow Carmaan inuu noqdo ergayga Soomaaliya u qaabilsan dowlada Ma-reykanka iyadoo wareegtadana ay dhaqan gashay maanta sida ku xusan qoraalka.
![]()
Wareegtada ayaa lagu sheegay in magacaabistan ay dowladda ku
dooneyso xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka iyo in labada dowladood ay
kordhiyaan iskaashiga ka dhaxeeya ee ku aadan wax ka qabashada xaalada
Soomaaliya.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||