BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Xoogaga Al-Shabaab oo inta ba-dan xalay isaga baxay deegaana-da Waqooyiga Muqdisho.
 

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,07.Feb.2010  Kooxda Al-Shab-aab ayaa xalay isaga baxay aagagii dagaal ee ay ka-ga jireen qeybo ka mid ah waqooyiga Muqdisho oo muddo ka badan lix bilood ay dhufeysyo kaga jireen, kadib markii ay kala wareegeen ciidamada dowla-dda iyo maleeshiyaadkii waqooyiga Muqdisho.
 
Sida ay sheegayaan ilo wareedyo muhiim ah, aaga waqooyi ayaa shabaabka u arkeen mid culeys adag kaga soo wajahan, kadib markii ciidamada dowlad-da, gaar ahaan kuwa cusub ay soo buuxiyeen labadii

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

maalmood ee u dambeysay.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in Xoogaga Shabaab oo u badnaa Ajaaniib ay u weecdeen dha-nka warshadaha, halkaasoo dowladda ay culeys ku saartay, iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay geysay boqolaal maleeshiyo.
 
Sababaha ay ugu baxeen Shabaab waqooyiga Muqdisho ayaa la sheegay iyagoo ka cabsi qa-ba in ay ku go'doomaan, maadaama deegaanadaas aanay aheyn kuwo istiraatiijiyad ahaan difaac u noqon kara.
 
Isgoyska Ifka Xalane ayaa lagu arkayay ciidamo fara badan oo shabaabka ka tirsan, kuwaa-soo u muuqda in halkaas xoojiyaan, iyo xaafadaha Gubta iyo Ciise Cabdi ee degmada Dayniile oo gaadiid dagaal ay dhigteen.
 
Ururka Xizbul Islaam, kuwooda waqooyiga ka soo jeeda ayaa u muuqda kuwo ku soo haray aagaga waqooyiga Muqdisho, waxaana suura gal ah in xoogagaas oo aan tiro badan dhufeys-yadooda la jiiro.
 
Dowladda soomaaliya ayaa hada istiraatiijiyad dagaal ciyaareysa, iyadoo ciidamo fara badan ku buuxisay qeybo ka mid ah magaalada, aagag dhowr ah ka furtay, taasoo muujineysa sida aanay ugu kala qeybsami kari kooxaha mucaaradka.


 




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)