![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Barakac xoogan oo ka socda qe-ybo ka mid ah Muqdisho iyo
Dh-aqdhaqaaqyada oo wali xowli ku socda.
Muqdisho,cisaleey,07.Feb.2010
Kadib dhaq dha-aaqyo milateri iyo saxmad ciidan
oo labadii maalmo-od ee la soo dhaafay ay hareysay inta badan
maga-alada Muqdisho ayaa waxaa degmooyinka qaar ka bilowday
dareen dadku ay hadal hayaan, kaas oo ay
kaga cabsi qabaan in dagaalo culus ay ka dhacaan. Barakac ayaa ka bilowday degmooyin ka tirsan gob-olka Banaadir, halkaasoo ay ku furan yihiin xiisado iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo saacadihii u dambee-
![]()
yay laga dareemay, waxaana meelaha qaar dadka ay bilaabeen in caruurtooda gacmaha qa-bsadaan.
Diyaar garowga dagaal ee ay foolaneyso Caasimada Muqdisho ayaa
u muuqda mid dhab ah kadib marki ay dowlada ah ku faafisay qeybo cusub oo
magaalada Muqdisho ah ciidamo fara badan, kuwaasoo gebi ahaan kubaareeyay
qeybihii muhiimka ahaa ee ay joogeen kooxaha mucaaradka.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||