![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Ciidamada Badda NATO oo bad baaday Markab ay afduubteen Burcad
badeedka.
Muqdisho,cisaleey,06.Feb.2010
Ciidamada ilaal-ada Bada ee NATO ayaa badbaadiyay
Markab ay qa-bsadeen Burcad badeed Somali ah kuwaasi oo
doo-nayay in ay u kaxeestaan dhanka iyo xeebaha Soma-liya .
John Harbour oo ah Sarkaal ka tirsan Ciidamada Ba-da Danish ayaa sheegay in ay Burcad Badeed kasoo furteen Markab laga leeyahay dalka Denmark oo ay saaranyihin illaa 25-qof oo Shaqaale ah.
![]()
Waxaana uu sheegay in Markab dagaal oo ay iska leeyihiin
Ciidan Badda ee dalka Denmark laakiin katirsan ciidamada NATO ay Burcad Badeeda
Soomaalida xoog kaga soo furteen xilli ay afduubteen. Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||