BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Xizbul Islaam oo sheegay in ay ka hortagayaan duulaanka ay wado Dowladda soomaaliya.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,06.Feb.2010  Ururka Xizbul Islaam ayaa ka hadlay dhaq dhaqaaqyada ciidan oo ay waadan ciidamada dowladda soomaaliya, iyagoo sheegay in ay dagaal kala hortagi donaan ciidamada dowladda haddii ay weerar soo qaadaan.
 
Afhayeenka dhanka howlgalada Xizbul Islaam Maxa-med Cismaan Caruus ayaa sheegay in ay ka war ha-yaan dhaq dhaqaaqyada ciidan ee ay wado dowlad-da soomaaliya isla markaan ay diyar u yihiin dhank-ooda dagaal.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qorshaheena waxaa uu yahay inaan sameyno iska caabin aan horay u sameeyn jirin, waan ka hortageynaa ciidamada dowladda, waxaa inoo diyaarsan rag awood leh mana dhici doonto in ay soo xadgudbaan”ayuu yiri afhayeenka dhanka howgalada Xizbul Islaam.
 
Hadalkan ka soo baxay ururka Xizbul Islaam ayaa imaanayaa xili ciidamada dowladda heegan dagaal ay ku jiraan iyadoona madaxa dowladda ay shaaciyeen in maalmo gudahooda dagaalo ay ku qaadi doonaan kooxaha mucaaradka ah.
 
Dhaq dhaqaaqyada ciidan ee sida xoogan uga socda magaalada Muqdisho ayaa dadka qaar ay dareen cabsi leh ka muujinayaan, waxaana la arkayay Ciidamo fara badan oo ay leedahay Dowladda, kuwaas oo ku qul qulayay aagaga dagaalka.




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)