![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Ahlusuna-da Gobolka Gedo oo ku dhawaaqday in ay duulaan ku
tahay Gedo iyo Jubooyinka.
Muqdisho,cisaleey,06.Feb.2010
Saraakiisha cul-umaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca
ayaa shaaca ka qaaday in ay wadaan qorshe dagaal oo ka dhan ah
xoogaga gacanta ku haaya gobolka Gedo, waxaa-na ay wacad ku
mareen in maalmaha soo socda we-eraro saf ballaaran ay ku qaadi
doonaan gobolkaas.
Afhayeenka Ahlusuna ee gobolka Gedo, Shiikh C/ra-xmaan Al-Ansaari ayaa sheegay in ciidamada Ahlus-una iyo kuwa dowladda oo iskaashanaya ay maalmo
![]()
gudahood weeraro ku qaadi doonaan, waxa uu ugu yeeray cadawga umada ee xooga ku hey-sta gobolka Gedo.
Shiikh C/raxmaan Al-Ansaari ayaa cadeeyay in ciidamada ay
diyaar yihiin, isla markaana ay amar kaliya sugayaan, isagoo intaa ku daray in
shacabka soomaaliyed ay maalmaha soo socda maqli doonaan wax ay ku farxaan. Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||