![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Ciidamada dowladda oo dhaq dhaqaaqyadii ugu xooganaa ka wada
magaalada Muqdisho.
Muqdisho,cisaleey,06.Feb.2010
Kadib bilooyin la isla dhax marayey warar kuturu
kuteyn ah oo ku sa-
absan dagaal culus oo ay dowlada ah ku qaadeyso Islaamiyiinta Somalia ayaa haatan warkaasi wuxuu u muuqdaa mid dhab ah kadib marki ay dowlada ah ku faafisay qeybo cusub oo magaalada Muqdisho ah ciidamo fara badan. Guuxa dadweynaha Muqdisho ayaa saakay ah mid ku qotoma ciidamo cusub oo la geeyey jidka Warsh-
![]()
ada kuwaas oo gaaraya boqolaal ciidan oo u badan ciidamo dhawaan lagu soo taba baray dalka Jabuti.
Ciidamo ka tirsna dowladda soomaaliya oo shalay gelinkii dambe
la geeyay jidka warshada-ha, gaar ahaan warshadii hore ee Kabka ayaa saaka
halkaas dhaq dhaqaaq ciidan ka wada, kaasoo aan la ogeyn ujeedkiisa. Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||