BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Xiisado dagaal oo laga soo shee-gayo Gobolada Bay iyo Bakool.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,06.Feb.2010 Wararka ka ima-anaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiya-ad taabacsan dowladda soomaaliya ay dhaq dhaqa-aqyo ciidan ka wadaan inta u dhaxeysa Degmooyin-ka Ceel-barde iyo Xudur, halkaasoo shalay gelinkii
dagaalo kooban ku dhex maray maleeshiyaadkaas iyo Xoogaga Al-Shabaab.
 
Sida ay wararku sheegayaan dhaq dhaqaaqyada cii-dan ee halkaas ka jira ayaa ah mid xowli ku socda,

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

marka loo eego labadii bilood ee u dambeysay oo aanay wax dhaq dhaqaaq ah ka jirin, wax-aana saacadihii u dambeeyay soo gaaray deegaanka Yeed Ciidamo iyo saraakiil ka tirsan M-aamuladii laga saaray Bay iyo Bakool.

 

Gudoomiyaha maamulka degmada Yeed C/saaqid ayaa xaqiijiyay dhaq dhaqaaqyada ciidan, isagoo carabka ku dhuftay in ay wadaan qorshayaal ku aadan sidii duulaano ay ugu qaadi lah-aayeen Kooxda Al-Shabaab ee heysata gobolada Bay iyo Bakool.
 
Gudoomiyaha ayaa sheegay in shalay dagaal kooban uu iyaga iyo Shabaabka ku dhex maray inta u dhaxeysa Ceel-barde iyo Xudur, kaasoo uu tilmaamay in dhinacooda wax qasaare ah ka soo gaarin, hase ahaatee ay ku qabteen labo dagaalyahan oo shabaabka ka tirsan iyo hub fud fudud sida uu hadalka u dhigay.
 
Maleeshiyaad aad u fara badan oo tababar ugu soo dhamaaday dhinaca Itoobiya ayaa saac-adihii u dambeeyay ku soo qul qulayay gobolka Bakool, waxaana dadka deegaanka ay soo sh-eegayaan in dhaq dhaqaaqyada ciidan ay u muuqdaan kuwo keeni kara dagaalo ka qarxa gobolka.
 
Dowladda Soomaaliya ayaa waday maalmahan abaabul dagaal oo ay ku sheegtay mid si wa-da jir ah gobolka dalka oo dhan ugu qaadeyso kooxaha mucaaradka, iyadoo diyaar garowga-as haatan u muuqanaya mid dhameystirmay.




 
 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)