![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Daaci oo sheegay in ay ku
guuleysteen sugida ammaan-ka degmooyinka Dharkeenley iyo Wadajir.
Muqdisho,cisaleey,06.Feb.2010
Gudoomiyaha d-egmada Wadajir Axmed Xasan Cadow
(Axmed Daa-ci) ayaa sheegay in ay ku guuleysteen amaanka gu-ud
ee degmada Dharkeenley iyo Wadajir ee mataa-manka ah kadib
markii ay qabteen in ka badan 10- dhalinyaro ah oo ka tirsanaa
Al- shabaab kuwaas oo maleegi jiray falalka isugu jira dilalka,
qaraxyada iyo miinooyinka dhulka lagu aaso ee laga sameyn jiray
degmadaasi.
Isaga oo saaka la hadlayey mid ka mid ah idaacada-ha Muqdisho ayuu sheegay Axmed Daaci in ay u gu-
![]()
dbiyeen xarunta CID ee magaalada Muqdisho qaar ka mid ah dadka ay
qabteen oo uu sheeg-ay in lagu soo qabtay iyaga oo gamcaha kula jira hub iyo
walxaha qarxa.
"Haa arrintaasi waa mid aan wadnay mudo, waxaa dhici jiray
dilal iyo qaraxyo ay wadeen ca-naasiir ka tirsan kuwa nabada kasoo
horjeeda,laakin hada waxaan qabanay kuwi dadka dili jiray waxaana gacan nagu
siiyey rag ka tirsanaa balse hada anaga nagu soo biiray"ayuu yiri Axmed Daaci.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||