BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Dowladda Soomaaliya oo shaaca ka qaaday in albaabada isugu d-hufaneyso qaar ka mid ah safaa-radaha dalalka Yurub.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,05.Feb.2010 Dowladda Soom-aaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay ku tala jirto sidii ay albaabada isugu dhufan laheyd qaar ka mid ah S-afaaradaha ay ku leedahay dalalka Yurub.
 
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Cali Axmed J-aamac Jengeli oo hatan booqasho ku jooga dalka Y-emen ayaa sheegay in qorshaha lagu xirayo safaar-adaha ay Dowladda ku leedahay dalalka Yurub ay ta-hay soo jeedin ka timid Golaha Wasiirada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mr Jengeli ayaa ku micneeyay sababaha ka dambeeyay in safaaradaha qaar Dowladda go'a-an ku gaarto in lagu xero, waxaana uu tilmaamay in ay ugu weyn tahay arrimo dhaqaale sida uu hadalka u dhigay.
 
"Arrimaha ugu weyn ee aynu safaaraduhu u xireyno waxaa ka mid ah dhaqaale la'aan awgi-is, ma awoodno inaan bixino dhaqaalihii shaqaalaha Safaarada"ayuu yiri Cali Axmed Jaamac Jengeli oo intaa ku daray in Dowladda ay wado sidoo kale dib u habeyn lagu sameynayo Dan-jireyaasha u fadhiya dalalka Caalamka.
 
Waxaa uu sheegay in safaaradaha ay albaabada isugu dhufanayaan ay ka mid yihiin Safaar-ada ay ku leeyihiin dalka Faransiiska, Jarmalka, Belgium, iyo kuwa kale oo reer Yurub ah, w-axaana uu tilmaamay in Dowladda diyaar u tahay in dal walba safaarad ka furato.
 
Tan iyo markii ay bur burtay Dowladii dhexe ee dalka Soomaaliya sanadii 1991-kii ayaa mar-ba marka ka dambeysa waxaa soo yaraanayay Safaaradaha ay Soomaaliya ku leedahay dal-alka dunida iyadoo qaar ka mid ah Safaaradahaasina Shaqaalaha ka shaqeeya la isweydiiyo waxa ay qabtaan marba hadii dalalka ay ku suganyihiin dadka Soomaalida ah si aad ah loogu dhibaateeyo.



 
 

 

 

 

 

 

 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)