BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Shiikh Xasan Turki oo si rasmi shaaca ugu qaaday inuu ku biir-ayAl-Shabaab, sheegeyna inuu goob joog ka ahaa Shirkii Baydh-abo.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,04.Feb.2010 Gudoomiye kux-igeenkii hore ee ururka Xizbul Islaam Shiikh Xasan Turki ayaa maanta markii u horeysay faah faahin ka bixiyay qaabkii uu ugu biiray Kooxda Al-Shabaab, ka-dib heshiis labo maalmood ka hor ku gaareen maga-alada Baydhabo.
 
Shiikh Xasan Turki oo war kooban oo aan saxaafada su'aalo ku weydiin, isla markaana codkiisa aanu mu-uqan si nadiif ah sababo uu ugu muuqday nin xanuu-nsan ayaa sheegay inuu kulankaas ka qeyb galay, k-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ana mid ahaa madaxdii saxiixday heshiiskaas midnimada ahaa.

 

Waxaan marqaati ka ahaa oo aan goob joog u ahaa shirkii ka dhacay magaalada Baydhabo waana ku kalsoonahay"ayuu yiri Shiikh Xasan Turki oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada ba-ydhabo.
 
Xasan Turki ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in la mideeyo mujaahidiinta, isla markaana isku saf ka soo wada jeedaan dhamaan dagaalyahanada mujaahidiinta ee ka dagaalama so-omaaliya sida uu hadalka u dhigay.
 
Waxaa uu sheegay in Mucaskarka uu hogaamiyo ee Reer Kaambooni ay ku biireen Shabaab, isla markaana qeyb ka tahay sidii mujaahidiinta kale ay ula midoobi lahaayeen.
 
Hadalka Shiikh Xasan Turki ayaa laga dhandhansan karay culeysyo xaga caafimaadka, iyado-ona hadalkiisa jawaab u aheyd mid uu horay u jeediyay Axmed Madoobe oo ahaa in odaygu uu xanuusanayo, isla markaana aanu wax saameyn ah ku laheyn waxyaabaha haatan dhac-aya.



 

 

 

 

 

 

 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)