![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya Kulankii Golaha
Wa-siirada iyo Wafdi Qaramada Mid-oobey ka socota oo ka qeyb gal-ay.(Daawo
Sawirada)
Muqdisho,cisaleey,04.Feb.2010Golaha
Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yees-hay
Madaxtooyada Villa Soomaaliya, iyadoo kulank-aas uu shir
gudoominayay R/wasaare Cumar C/ras-hiid Sharmaarke.
Kulanka oo ahaa mid albaabada uu ugu xirnaa ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan xukuumada, waxaana kulanka looga hadlay arrimaha siyaasada iyo ammaanka.
![]()
Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah saraakiisha xafiiska R/wasaaraha ahna La taliyaha R/wa-saaraha dhinaca saxaafada ayaa warbaahinta u sheegay in kulankaas lagu soo qaaday arri-mo ay ka mid yihiin ammaanka dalka iyo siyaasada.
Wasiirada arrimaha gudaha iyo gaashaandhiga ayaa sheegay in dhowaan dowladda rajeyne-yso in ay qaado howl galada xaga ammaanka, waxaana saraakiisha QM ku bogaadiyeen how-laha ay wado dowladda ee ku aadan nidaaminta ciidamada dowladda iyo dhismaha hey'ada-ha dowladda.
Dhinaca kale wafdiga QM ka socday oo ay qeyb ka aheyd dowladda Norway ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed, iyagoo ka wada hadlay arrimo kala duwan.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||