![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Shabaab oo wacad ku maray in ay weerari doonaan Axmed
Mad-oobe.
Muqdisho,cisaleey,04.Feb.2010
Shabaabka Dho-obley heysta ayaa shaaca ka qaaday
in ay ka war h-eleen halka uu dhumaaleynayo Shiikh Axmed
Maxa-med Islaan (Axmed Madoobe) oo ka mid ah saraa-kiisha Xizbul
Islaam oo sanadkii la soo dhaafay dag-aalo looga saaray
Jubooyinka.
Gudoomiye kuxigeenka Maamulka degmada Dhoobl-ey Shiikh Maxamed Carab ayaa sheegay in xilligan aanu awood u laheyn Axmed Madoobe awood u la-heyn inuu weeraro ku soo qaado deegaanada ay m-
![]()
aamulaan, waxaana uu carabka ku dhiftay in dhowaan ay ugu tagi doonaan halka uu ku dhu-umaaleysanayo.
"Ninkaas Axmed madoobe la yiraahdo waa ka war heynaa halka uu ku dhuumaaleysanayo, Mujaahidiintana qorshe ayay u dajiyeen, oo halka uu ku dhuumanayo ugu tagayaan"ayuu yiri Maxamed Carab oo aan magac dhabin goobta ay tahay meesha uu joogo.
Mar uu ka hadlay dagaalada ku dhofo oo ka dhaqaaqa ee lagu soo qaado deegaanada ay m-aamulaan ayuu ku sifeeyay kuwo aanay buurneyn, waxaana uu cadeeyay in Xoogaga uu wa-to Axmed Madoobe ay yihiin kuwo daciif ah.
Shiikh Axmed Madoobe oo sheegay inuu ku sugan yahay meel ka
mid ah deegaanada Juboo-yinka ayaa ku hanjabay inuu sii wadayo dagaalada uu kula
jiro waxa uu ugu yeeray Takfiiru Masalaxa oo uu ugala jeeday Shabaab, waxaana uu
guulo ka sheegtay dagaalo dhowaan ka dhacay deegaano ka tirsan Dhoobley iyo
Afmadow.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||