BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Wasiirka Beeraha Xaabsade oo ku goodiyay in weeraro wada jir kuqaadayaan Kooxaha mucaara-dka.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,04.Feb.2010 Wasiirka Beera-ha dowladda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Xaabs-ade ayaa mar kale ku hanjabay in ay duulaan ku yi-hiin maalmaha soo socda goobaha ay gacanta ku h-ayaan kooxaha mucaaradka, gaar ahaan gobolo uu
magac dhabay.

 

Xaabvsade oo saaka la hadlayay mid ka mid ah war-baahinta Muqdisho ayaa sheegay in diyaar garowga dowladda uu dhamaaday, isla markaana maalmaha soo socda weeraro saf ballaaran ku qaadayaan gob-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

olada dalka,kaasoo uu xusay in ay si wada jir ah u dhici doonaan.

 

 

"Maaml dhow oo aan bilo aheyn ayaa si wada jir ah duulaan ugu qaadi doonaa gobolada da-lka, diyaar garowga ciidamada iyo saraakiishooda waa dhamaaday"ayuu yiri Xaabsade oo tilmaamay in istiraatiijiyada dagaalkaas ay dhameystiran tahay.
 
Mar wax laga weydiiyay goodinta afka kaliya ku siman ee aan ficilkeeda muuqan waxa uu ku jawaabay in taasi la kala arki doono, maalmaha soo socda, waxaana uu farta ku fiiqay gobo-lada ay weerarayaan Jubooyinka,Bay, Bakool, Shabeelooyinka.
 
Xaabsade ayaa tibaaxay in Ciidamada dowladda ay joogaan gobolada ay gacanta ku hayaan, isla markaana ay ka wadaan dhaq dhaqaaq milateri, isagoo sheegay in qorshayaasha dowla-dda ee ku aadan duulaanka kooxaha mucaaradka uu yahay mid dhameystiran.
 
In badan oo ka mid ah bulshada ayaa waxa ay rumeysan yihiin in hadalkan uu yahay wax ku kooban cago jugleeyn taasi oo laga tusaleysan karo hadalo kulul oo sidan oo kala ah oo ay horay u jeediyeen masuuliyiinta ugu sareysa dowlada iyadoona wali waxba ay ka soo naaso
cadaan dowlada hanjabaadaha nolol maalmeedka u noqday Wasiirada dowladda ee ay la horjoogaan warbaahinta maxaliga.

 

 

 

 

 

 

 

 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)