![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya oo la soo dhoobay ciidamo aad u
fara badan.
Muqdisho,cisaleey,04.Feb.2010
Ciidamo fara ba-dan oo isugu jira Kenyaan iyo
Soomaali ayaa la soo
dhoobay xuduuda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo ciidamadaas ay dhaqaaqyo ka wadaan xadka deegaanada u dhow Beled-xaawo iyo Dhoobley. Ciidamadan ayaa waxaa qeyb ka ah boqolaal soom-aali ah oo aha dhalinyaro laga uruuriyay deegaana-da waqooyi bari Kenya, kuwaasoo muddo sadex bil-ood tababar lagu siiyay gobolkaas.
![]()
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||