BBC Somali

VOA Somali

Radio Muqdisho

 

 

 

 

 

 

Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

ore sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim matrimonial and marriage site bringing together thousands Muslim women and men from around the world. If you're looking for a site to give you more than

 

 

 

 

 

 

Golaha Wasiirada oo kulan xasa-asi maanta yeelanaya.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,04.Feb.2010 Golaha Wasiira-da Dowladda soomaaliya ayaa saacadaha soo socda kulan aan caadi aheyn ku yeelanaya magaalada Mu-qdisho,iyadoo kulankan lagu wado in looga hadlo ar-rimo ay ka mid yihiin qorshaha dowladda ee ku aad-
an dhinaca ammaanka iyo Siyaasada.
 
Inkastoo kulamada Golaha Wasiirada caadiyan maa-lin walbo oo khamiis ay yeeshaan, ayaa hadana wa-xaa lagu wadaa in kulanka maanta ay ka soo qeyb

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

galaan Taliyeyaasha Ciidamada dowladda.

 

Wasiirka Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa warbaahinta u sheegay in kulanka Gola-ha Wasiirada ee maanta looga hadlayo ajandayaal dhowr ah, kaasoo aanu xusin, hase ahaa-tee waxaa la filayaa in Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo shalay ku soo la-abtay magaalada Muqdisho uu ka qeyb galo.
 
Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta ay yeelanayaan ayaa lagu wadaa in qodobo laga saaro, kaasoo dhinaca ammaanka ku wajahan.
 
Maalmihii u dambeeyay ayaa dowladda Soomaaliya saraakiisheeda waxay ku cel celinayeen in ay qaadi doonaan howl galo ka dhan ah kooxaha mucaaradka, waxaana la ogeyn in kulan-ka maanta uu noqonayo mid bilow u ah howl galka ballaaran ee ay dowladda qaadeyso.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)