Home    Contact

 

     

   

 

  

 

         BBC Somali

    

     11:00 Aroornimo

     14:00 Galabnimo

     18:00 Fiidnimo

 

        VOA Somali
    

     06:30 Aroornimo

     04:00 Galabnimo

     07:00 Habeenimo

 

     Radio Muqdisho

     

       08:00 Arroornimo

    02:30 Duhurnimo

    20:00 Habeenimo

 
      Somali Links

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

         Qur'aan       Muxaadaro         Heeso    Cayaaraha     Faalooyinka

 

 

 

 

 

Xafiiska Muqdisho ee  cisaleey.com iyo wararkii ugu danbeeyay

    cisaleeynews@hotmail.co

 

 

 

        

 

             Cisaleey Tv

 

                                  Warar kale

             Faalooyinka     

 

   
Munaasabd lagu maamuusayo Maalinta shaqaalaha aduunka oo ma-anta lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga xuso maalinta sha-qaalaha Aduunka oo ku beegan 1-da bisha May.....01.May.2010

 

 

Shabaabka oo weerar ku ah Dhuuso-mareeb iyo Ciidamadii ugu bad-naa oo ay u direen.

Dagaalyahano badan oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay u ruqaansadeen dhinaca Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgu-duud halkaas oo ah caasimada Ahlu Sunna....01.May.2010

 

 

In ka badan 50-xildhibaano oo ka soo jeeda beelaha digil iyo Mirifle oo mucaaraday Aadan Madoobe.

In ka badan 50 mudane oo kasoo jeedo beelaha Digil iyo Mirifle oo ay ku jir-een wasiiro kuwaas oo ku baaqay in la doorto gudoon cusub oo baarlamaa-nka ah....01.May.2010

 

 

Xaalada degmada Dhuusomareeb oo kacsan iyo shacabka ku dhaq-an oo ka barakacaya. 

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray degmada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Ahlu Sunna ay difaac ka xiratay meel duleedyada magaalada, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya....01.May.2010

 

 

Xildhibaan Tim Walz oo xafiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Mohamoud Ghedi  Aw Hilowle.

Taariikhdu markey aheyd April 30th,  2010, ayaa Xildhibaan Timothy Walz oo  ah Xildhibaan laga soo doorto Degmada koowad (1) ee koofurta gobalka Minnesto, ayaa xafiiskiisa uu ku leeyahay....01.May.2010

 

 

War-Saxaafadeed: Madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya‏. 

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Guddo-omiyaha Baarlamaanka, Mudane Sheikh Aaden Maxamed Nuur iyo Ra'iisal wasaare Cumar C/rashiid ..30.Apr.2010

 

 

Xaalada qeybo ka mid ah gobolka Galgaduud oo saaka degan,kadib dagaalo shalay ka dhacay.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in xaalada g-obolkaas uu yahay mid degan kadib dagaal shalay ku dhex maray deegaanka Ceelbaxay Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna....30.Apr.2010

 

 

Dhex dhexaadin laga dhex wado dhinacyadii ku dagaalamay degm-ada Dharneenley iyo Xaalada oo saaka degan.

Waan waan ayaa laga dhex bilaabay ciidamo ka wada tirsan dowlada Soom-aaliya oo labadi maalin ee ugu danbeysay ku dagaalamayey degmada Dhark-eenleey ee Magaalada Muqdisho....30.Apr.2010

 

 

Wadada Suuqa Bakaaraha oo saakay muddo saddex maalmood kad-ib dib u furantay.

 Waxaa saakay dib u furmay wadada Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdis-ho oo sadexdi maalin ee ugu danbeysay u xirantay maleeshiyaadka Ahlu Suna iyo Al-Shabaab...30.Apr.2010

 

 

Ma Dowladbaa Dalka iyo Dadka u fiican ? Mise Dowlad diid ayaa Dal-ka iyo Dadka u fiican?(Faallo)

Waxaan ugu horeyn qormadayda ku soo qaadan doonaa waxyaabo badan oo aad ogtihiin Iyo muuqaalka siyaasada soomaaliya ee aan isbedelka lahayn iyo umada soomaaliyeed laftigeeda oo aad moodo...30.Apr.2010

 

 

Dad lagu soo eedeeyay in ay Qaad ku cuneen gudaha degmada Af-gooye oo la garbaashay. 

Maamulka Xisbul Islaam ee degmada Afgooye ayaa ka bilaabay degmadaasi dagaal ka dhan ah maadooriyaha qaadka oo hada Soomaaliya ka noqday mid ka mid ah nolosha dadka %50...30.Apr.2010

 

 

Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka oo ka waramay khil-aafka u dhaceeya Baarlamaanka.

Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka dowladda, Prof. Maxamed Cumar Da-lxa ayaa ka waramay khilaafka xoogan ee ka dhex taagan baarlamaanka so-omaaliya..29.Apr.2010

 

 

Afhayeenka Al-Shabaab "Muddo kooban aya ku soo abaabulnay qaraxii is-miidaminta, labo wiil oo dhalinyaro ayaana fuliyay"

Maamulka Al-Shabaab ayaa faah faahin ka bixiyeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maalinimadii isniintii aynu soo dhaafnay lagu weeraray Ciidamada Amisom...29.Apr.2010.

 

 

Madaxweynayaassha Soomaaliya iyo Madaxweynaha yamen oo dhex maray xiriir dhinaca taleefanka.

Madaxweynaha dowladda Shariif Sheekh Axmed ayaa khadka taleefanka w-ada hadal kula qaatay dhigiisa dalka Yemen Cali .C. Saalax.29.Apr.2010

 

 

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku dagaalamay degmada Dh-arkeenley.

Askar ka wada tirsan dowladda ayaa maalintii labaad iska horimaad ku dhex maray degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho...29.Apr.2010

 

 

Suuqa Bakaaraha oo maalintii laba-ad xiran iyo Gan-acsatada Suuqa oo walaac ka muujiyay xiisadaha ka taagan.

Waxaa maalintii labaad xiran wadada isku xirto Dabka iyo Isgoyska Bakaar-aha oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo kala taabcsan Ahlu Suna iyo Al-Shab-aab... 29.Apr.2010

 

 

Afhayeenka Ahlusuna oo sheegay in maalmaha soo socda dagaa-lo ay ku qaadi doonan goobaha Muqdisho ka joogaan Al-Shabaab.

Afhayeenka Culumaa'udiinka Ahlusuna Wal-jameeca, Shiikh C/raxman Abuu-Yuusuf ayaa ku hanjabay inay dagaalo xoogan la geli doonaan xoogaga hub-eysan ee ku sugan magaalada Muqdisho..29.Apr.2010

 

 

Xaalada Magaalada Muqdisho oo saaka degan iyo qasaaraha dagaaladii iyo duqeymihii shalay oo isa soo taraya.

Waxaa saaka xasiloon xaalada Magaalada Muqdisho oo ay shalay ka dhace-en dagaalo iyo duqeymo culus kuwaas oo dhex maray Ahlu Suna iyo ciidam-ada dowlada oo dhinac ah iyo Kooxaha Islaamiyiinta.28.Apr.2010

 

 

Shabaabka oo kala diray Maamulkii hore ee Magaalada Marka, m-aamul cusubna u sameeyay.

Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ee Al-Shabaab ayaa lakala diray ,waxaana magalada Marka loo magacaabay maamul cusub.28.Apr.2010

 

 

Ahlu-sunna oo qorsheynaya in ay la wareegaan Jidka wadnaha, kadib dagaalkii u horeeyay oo Muqdisho ka galeen.

Xog dhab ah oo aan ka helnay ilo wareedyo ku dhaw dhaw Ahlusuna Wal-jame-eca ayaa sheegeysa in kooxdan ay heshiis kula gaartay dowladda in ay xooga saarto sidii ay u qabsan laheyd wadada Wadnaha iyo deegaanada ku hareereysan.28.Apr.2010

 

 

Axmed Madoobe oo si kulul uga jawaabay hadalkii ka soo yeeray H-ogaamiyaha Xizbul Islaam.

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo kamid ah Hoggaanka sare ee Ururka Xizbul Islaam ayaa waxa uu jawaab kulul ka bixiyay war shalay kasoo yeeray Hogaamiyahaa Xizbul Islaam Xasan Daahir Aweys.28.Apr.2010
 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ma Dowladbaa Dalka iyo Dadka u fiican ? Mise Dowlad diid ayaa Dalka iyo Dadka u fiican?

By:Galayr

Shirib:Halyeeygi haanti keenidiid ka hortegay amaad heshiin?.By: Shaaciye

Gabay:(Bidhaan Qaran)By:Abwaan Galayr

Colaada Cali Geeddi iyo Cali Ameeriko oo noqotay Cilaan-saarka Saxaafada (Qalin wax sixid).

Xildhibaanada Xeerka Qaranka Jibiyow joojiya xawliga xuma-anta aad wadaan xasuusta xil-kii aad u dhaaratayn.

Qoraa Qalinkiisa Af beelay (ka jawaabid qoraal daciifnimo ah oo wax looga Sheegayo Safiir-ka Somaliya ee kenya).

Shirib ku socdo Macalin Xaashi (matoorka waaka matabaan magacse weeyska reer ma-taan)By Shaaciye.

Ruwaayad Laga metelay Shir-ka labada madaxweyne shariif iyo madaxweynaha maamul goboleedka Puntlland. 

Cadaalad Darada Alshabaab Canbaareyn uma Baahnee Cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!(Maqaal)

QABUURAHA LA QODAAYO QOOMAMAA KA DANBEYN.

Culimadii La Cizeyn jiray Cidna waa difaaci weyday !!!.

Maansadii Qiiro.By.Galayr

Qandigii Culumada  ay Wax Ku Qaadan jireen, Qandi Siyaade-ed iyo Qorshe Dagaal ayaa  B-edelay.BY Galayr

 

Inay shey ka garaneyn Islaam shalay makuu sheegay.(Gabay)

MAREYKANKA IYO URURKA AL-QAACIDA OO WAREEGA LABA-AD KU DAGAALAMI-DOONO SOOMALIYA.‏(Faalo)

QARANIMO IYO QABIIL ISMA QAADI KARAAN QOYS DA-NTIISANA  DANTA QARANKAA KA WAYN.(Faalo)

Dalkeena ingaa duminay Dadkeenana inagaa dulminay.(Maqaal)

Sardhada Shariif Sahwiga Aweeys iyo Surgooyada Shabaab.(Faallo)

Maansadii dowladnimo.

" WEY NOO HORE-YSEY EE HADDEY NOOGA DAREEN"(Maqaal)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

  Gabayo     Sawiro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

   

 

 

 

 

 

                                       

                       

                                                                  Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)