![]() |
||
![]()
BBC Somali VOA Somali Radio Muqdisho
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
ore
sponsortryk med Adidas Muslima.com is a leading Muslim
matrimonial and marriage site bringing together
thousands Muslim women and men from around the
world. If you're looking for a site to give you more than
Maamulka Gobolka Banaadir oo ka hadlay
gubashadii Suuqa Bak-aaraha.
Muqdisho,cisaleey,03.Feb.2010Gudoomiye
ku xi-gaanka gobalka Banadair dhanka siyasada iyo bulsh-ada
C/sala-an Daahir cabdulle ayaa sheegeen inay aad uga xun yihiin
dabka xalay qabsaday suuqa Bak-aaraha isla markaana ay uga
tacsiyadeynayaan dhi-baatadii soo gaartay Ganacsatada.
Mr Cabdulle ayaa saxaafada u sheegay in ay gudi u saari doonaa oo soo qiimeeyo sababta keentay iyo qasaaraha ka dhashay xalay waxa uuna raaciyay ha-
![]()
dalkiisa in uu ku tuhmayo dabkiisa kooxaha
Islaamiyiinta.
"Gobalka Banaadir aad buu uga xunyahay dabkii xalay qabsaday
suuqa waayo waxaa halkaasi ku baaba'ay hantida Shacabkeena waxaa halkaasi ku
waxyeeloobay shacabkeena weeyaan waxaa qasab ah in ay gacan siino dadkii uu
dabka wax yeeleeyay " Mr Cabdulle .
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
Somali Links
|
|
|
|
||