Home   Contact

   

           

 

 

     BBC Somali
11:00 Aroornimo
14:00 Galabnimo
18:00 Fiidnimo

 

      VOA Somali
 06:30 Aroornimo

 04:00 Galabnimo

 07:00 Habeenimo

 

  Radio Muqdisho

  08:00 Arroornimo

 02:30 Duhurnimo
 20:00 Habeenimo

 

    Somali Links
Adacwah
Aminarts
Banaadir

BBC Somali

Boondheere

Borama N Net

Calanka

Calayaale
Codka VOA
Dayniile
Daafeet
Dooxa

GBCSomtv

Garowe Online

Goobjoog

Hiiraan

Hiiraannet

Hornafric
Hobyonews
Jowhar
Mareeg
Maqaal.com
Maalinlenews
Midnimo
Nuursuufi arts
Radiomuqdisho
Saxaafada
Shabelle
Somalinetwork
Somaliweyn
Somalifan
Somaliswiss
Somaliswiss.net
Shaaciye
Warsheekh

   

              

   

   

    

   

       

                  

   

   

       

   

   

   

            

   

   

   

        

    

    

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

       Qur'aan     Muxaadaro         Heeso          Cayaaraha        Faalooyinka             
 

                                                   

                                                

   Gabayo   Sawiro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Afhayeenka Al-Shabaab oo beeniyay in daga-aladii Puntland qeyb ka ahaayeen.


 
Muqdisho,cisaleey,29.July.2010:Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Cali Dheere oo gelinkii dambe ee shalay shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shir madaxeedkii Midowga Afrika ugu soo gaba gaboobay magaalada Kampala iyo dagaaladii ka dhacay Puntland.

 

Cali Dheere ayaa ugu horeyn sheegay in shirkii Kampala ee Madaxda Afrikaanku ku yeesheen uu ku dhamaaday fashil, isla markaana aanay ka soo bixin wixii laga filayay.

 

"Shirkaas Afrikaanku ku yeesheen Magaalada Kampala fashil ayuu ku dhamaaday, wixii ay dad badan doonayeen kama soo bixin"ayuu yiri Cali Dheere oo sheegay in madaxda ka qeyb gashay shirkaas ay ku kala qeybsameen ajandayaashii shirka.

 

Waxaa uu sheegay in Ciidamada loo soo dirayo Soomaaliya ay la kulmi doonaan ciqaab ka daran kuwa ay haatan la kulmaan Ciidamada Brundi iyo Uganda, isagoo dowladaha balan qaaday Ciidamada u jeediyay inay go'aankaas ka laabtaan.

 

Mar la weydiiyay dagaaladii ka dhacay deegaanka Gal-gala ee u dhaxeeyay Ciidamada Puntland iyo Wadaad diimeed lagu magacaabo Maxamed Saciid Atam oo ah inuu ka tirsan yahay Al-Shabaab ayuu sheegay in dagaalkaas aanay Shabaab ku lug laheyn, isla markaana waxa dagaalamay ay yihiin dadka deegaanka iyo Ciidamada Puntland.

 

"Warkaas sax ma ahan, dagaalka meesha u dhow Gal-gala ka dhacay, Shabaab kuma lug laheyn, waxaa uu dhex maray dadka deegaanka oo dulmi badan loo geystay iyo Ciidamada PIS-ta ee ashahaado la dirirka"ayuu yiri Cali Dheere.

 

Dhowaan ayay aheyd markii dagaal ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso uu ku dhex maray Maleeshiyaad taabacsan Atam iyo Ciidamada Puntland, iyadoo C/raxmaan Faroole uu sheegay in dagaalka ay la galeen Shabaab.


 

Xafiiska Muqdisho ee  cisaleey.com iyo wararkii ugu danbeeyay

cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 
 
                                        Warar kale            Faalooyinka
 
Midowga Afrika oo isku raacay in 4-kun askari u diraan....

 

Faah faahin ka soo baxaysa da-gaaladii shalay gelinki....

 

Wasiirka dhaqan celinta iyo arri-maha bulshada....

 

Madaxweynaha Somaliland Axm-ed Siilaanyo oo maanta......

 

Xasan Daahir oo ugu baaqay Al-Shabaab inay wada hadal la.....

 

Al-Shabaab oo guulo ka she-egtay dagaalada.

 

Dagaalada ka socda Waqooyiga Muqdisho oo sii xoogeys-tay.

 

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalada kuna.....

 

Dagaalo saaka ka dhacay B-uurta Gal-gala iyo Maxamed Saciid....

 

Shir madaxeedkii Midowga Afrika oo furmay iyo Madaxweynaha....

 

Indhacade oo sheegay inuu la d-agaalamayo Ciidamada....

 

Qoys dhan oo xalay ku baaba'ay Madaafiic ku dhacday....

 

Ciidamada dowladda oo howl galo ballaaran ka wada Muqdisho....

 

Ururka Xizbul Islaam oo sheegay inay la dagaalamayaan....

 

Midowga Afrika oo sheegay in da-lal dhowr ah ay ciidamo...

 

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo faah faahin ka....

 

Shirkii Wadamada Saaxil Saxa-raa oo Xalay Furmay....

 

Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay ka dhacay....

 

Mid ka mid ah wasiirada dowlad-da oo eedeyn kulul...

 

Ururka Midowga Afrika oo waqti kordhin u sameynaya....

 

Ciidamada booliska soomaaliyed oo howl galo ballaaran ka....

 

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo baaq u jeediyay....

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaan-ka oo xaqiijiyay in....

 

R/wasaare cumar C/rashiid oo ta-babar u soo xiray ciidamo....

 

Dagaalo maanta ka dhacay xaaf-ado ka tirsan degmada......

 

Dagaalo iyo duqeymo culus oo goor dhow ka qarxay....

 

Side ugu diyaar garownaa Bis-ha Ramadaan?

 

Hogaamiye diimeedka Maxam-ed Saciid Atam oo ka.....

 

Xaalad degenaansho aan caga badneyn oo saaka ka jirta.....

 

Dowladda Maraykanka oo Ka-mpala ku Qabatay Shir Lagu...

 

Dagaalo xoogan oo saaka dib uga qarxay deegaanada....

 

Qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho....

 

Madaxweynayaasha Midowga Afrika oo saacadaha soo.....

 

Dowladda Eritrea oo dhaliish-ay ciidamada dheeraadka....

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Kampala (Sawirro)‏.

 

Boqolaal qoys oo ka baracay dagaalada oo gaaray.....

 

Dagaalo u dhaxeeya ciidama-da dowladda iyo Al-Shabaab....

 

Khilaaf soo kala dhex galay saraakiisha ciidamada....

 

Duqeymo xoogan oo xalay sa-qdii dhexe iyo saaka ka.... 

 

Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Al-Shabaab....

 

Siyaasiyiin ka soo jeeda Koof-urta Soomaaliya....

 

Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Mas'uuliyiin....

 

Taliska ciidanka booliska oo f-aah faahin ka....

 

Taliyaha Ciidamada Madaxto-oyada oo beeniyay in....

 

Madaxweyne Shariif oo gaar-ay wadanka Chad.

 

Taliyada madaxtooyada Villa soomaaliya oo beeniyay....

 

Madaxweyne Shariif oo xalay khudbad u jeediyay.....

 

Maamulka degmada boondhe-ere ee gobolka Banaadir....

 

Kooxo Hubeysan oo xalay we-eraray Ciidamada Kenya.....

 

Mudane ka tirsan baarlamaa-nka oo ku dhaawacmay....

 

Maanso(Doorsoon)by:Ab-waan Axmed Xaayoow...

 

RAAFKA DADKA KA SOO JE-EDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN‏..

 

Alloow Nabad galyo iyo Gu-ul xaq ah.(Maqaal)...

 

ROCHESTER: DR. C/QAA-SIM DHAX-DHAXAAD...

 

Maansadii Dooni. By: Gal-ayr

 

Kartida waa loo Dhashaa, K-askana. By Galayr...

 

Nin Toosan Xal Lagu Tart-amo Ma U....

 

GOBOLKA BANAADIR DUL-MIGA HALAGA...

 

Dalkan mee Dadkiisii? Da-dkanse.....

 

Dowladda Itoobiya oo qun-suliyad....

   

Dowladdii Labada Shariif oo dhabbowday....

 

ROCHESTER: AHLU SU-NNA WALJAMEECA MA...??

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                                                  

                                                     Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)