Home   Contact

   

           

 

 

     BBC Somali
11:00 Aroornimo
14:00 Galabnimo
18:00 Fiidnimo

 

      VOA Somali
 06:30 Aroornimo

 04:00 Galabnimo

 07:00 Habeenimo

 

  Radio Muqdisho

  08:00 Arroornimo

 02:30 Duhurnimo
 20:00 Habeenimo

 

    Somali Links
Adacwah
Aminarts
Banaadir

BBC Somali

Boondheere

Borama N Net

Calanka

Calayaale
Codka VOA
Dayniile
Daafeet
Dooxa

GBCSomtv

Garowe Online

Goobjoog

Hiiraan

Hiiraannet

Hornafric
Hobyonews
Jowhar
Mareeg
Maqaal.com
Maalinlenews
Midnimo
Nuursuufi arts
Radiomuqdisho
Saxaafada
Shabelle
Somalinetwork
Somaliweyn
Somalifan
Somaliswiss
Somaliswiss.net
Shaaciye
Warsheekh

   

              

   

   

    

   

       

                  

   

   

       

   

   

   

            

   

   

   

        

    

    

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

       Qur'aan     Muxaadaro         Heeso          Cayaaraha        Faalooyinka             
 

                                                   

                                                

   Gabayo   Sawiro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Faah faahin ka soo baxeysa dagaal duleedka Dhoobley ku dhex maray Ciidamada Axmed Madoobe iyo Shabaab.

 

Muqdisho,cisaleey,28.July.2010:Warark laga helayo Dhoobleey ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xoogan uu ka dhacay deegaankaasi kadib markii ay isku heleen Maleeshiyaadka Alshabaab iyo kuwa Axmed Madoobe.

 

Dagaalkaasi ayaa lasoo sheegayaa in uu khasaare xoogan geystay iyadoo labada dhinac ay soo kala gaartay dhimasho iyo dhaawac xoogan.

 

Sida ay ku waramayaan dad goobjoogayaal ah oo ku sugan gudaha degmada Dhoobley dagaalka ayaa bilowday kadib markii guutooyin ka tirsan Ciidamada uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam oo horey uga tirsanaa saraakiisha Xisbul Islaam ay dhowr jeho ka soo weerareen labo saldhig oo duleedka waqooyiga

Dhoobley ay ku lahaayeen maleeshiyada Alshabaab.

 

Dagaalka oo mudo socday ayaa waxaa ku geeriyooday 7 qof oo ka mid ah dhinacyadii dagaalamayay, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 10 qof iyadoo la sheegay in ciidamadii uu hogaaminayay Axmed Max’ed Islaam ay mudo kooban la wareegen gacan ku heynta saldhigyadii ay weerarka kusoo qaadeen iyagoona gacanta ku dhigay gaari booyad ah oo yaalay mid ka mid ah saldhigyada ay weerarka kusoo qaadeen.

 

Xaaladda Waqooyiga degmada Dhoobley ayaa mudo cakirneyd waxaana la maqlayay mudada dagaalku uu socday rasaas iyo madaafiic u badneyd Baasuukayaal ay is weydaarsanayeen dhinacyadi ku dagaalamay-ay waqooyiga degmada Dhoobley ee gobolka J/hoose.

 

Ururka Alshabaab ayaa lasoo sheegayaa in khasaaraha halkaasi kasoo gaaray uu aad u xooganaa, waxaa Axmed Islaam maleeshiyaadkiisa ay ku dagaalamayaan hawlgalka loo yaqaano kudhufo oo ka dhaqaaq.


Xafiiska Muqdisho ee  cisaleey.com iyo wararkii ugu danbeeyay

cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 
 
                                    Warar kale                                        Faalooyinka 
 
Dagaalada ka socda Waqooyiga Muqdisho oo sii xoogeys-tay.

 

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalada kuna.....

 

Dagaalo saaka ka dhacay B-uurta Gal-gala iyo Maxamed Saciid....

 

Shir madaxeedkii Midowga Afrika oo furmay iyo Madaxweynaha....

 

Indhacade oo sheegay inuu la d-agaalamayo Ciidamada....

 

Qoys dhan oo xalay ku baaba'ay Madaafiic ku dhacday....

 

Ciidamada dowladda oo howl galo ballaaran ka wada Muqdisho....

 

Ururka Xizbul Islaam oo sheegay inay la dagaalamayaan....

 

Midowga Afrika oo sheegay in da-lal dhowr ah ay ciidamo...

 

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo faah faahin ka....

 

Shirkii Wadamada Saaxil Saxa-raa oo Xalay Furmay....

 

Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay ka dhacay....

 

Mid ka mid ah wasiirada dowlad-da oo eedeyn kulul...

 

Ururka Midowga Afrika oo waqti kordhin u sameynaya....

 

Ciidamada booliska soomaaliyed oo howl galo ballaaran ka....

 

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo baaq u jeediyay....

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaan-ka oo xaqiijiyay in....

 

R/wasaare cumar C/rashiid oo ta-babar u soo xiray ciidamo....

 

Dagaalo maanta ka dhacay xaaf-ado ka tirsan degmada.....

 

Xaalada goobihii lagu dagaalam-ay oo saaka degan iyo xiisado...

 

Odayaasha Beelaha hawiye oo b-aaq ku wajahan....

 

Xildhibaan Maxamuud  Geedi oo La Kulmay Jaaliyada Minnesota...

 

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibada....

 

Maamulka Puntland oo musaafuri-yay dad ka soo....

 

Barigiye Bahoku "Doorkeena waa is difaacid, gacmaha....

Dagaalo xoogan oo saaka dib uga qarxay deegaanada....

 

Qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho....

 

Madaxweynayaasha Midowga Afrika oo saacadaha soo.....

 

Dowladda Eritrea oo dhaliish-ay ciidamada dheeraadka....

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Kampala (Sawirro)‏.

 

Boqolaal qoys oo ka baracay dagaalada oo gaaray.....

 

Dagaalo u dhaxeeya ciidama-da dowladda iyo Al-Shabaab....

 

Khilaaf soo kala dhex galay saraakiisha ciidamada....

 

Duqeymo xoogan oo xalay sa-qdii dhexe iyo saaka ka.... 

 

Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Al-Shabaab....

 

Siyaasiyiin ka soo jeeda Koof-urta Soomaaliya....

 

Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Mas'uuliyiin....

 

Taliska ciidanka booliska oo f-aah faahin ka....

 

Taliyaha Ciidamada Madaxto-oyada oo beeniyay in....

 

Madaxweyne Shariif oo gaar-ay wadanka Chad.

 

Taliyada madaxtooyada Villa soomaaliya oo beeniyay....

 

Madaxweyne Shariif oo xalay khudbad u jeediyay.....

 

Maamulka degmada boondhe-ere ee gobolka Banaadir....

 

Kooxo Hubeysan oo xalay we-eraray Ciidamada Kenya.....

 

Mudane ka tirsan baarlamaa-nka oo ku dhaawacmay....

 

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Xaafado....

 

Dagaalo iyo duqeymo maalin-tii 3aad ka soconaya....

 

Barakac xoogan oo saaka ka soconaya Xaafado ka...

 

Tangiyada Ciidamada Amisom oo galabta dagaalka galay...

 

Duqeyntii ugu cusleyd oo gal-abta ka socota....

Maanso(Doorsoon)by:Ab-waan Axmed Xaayoow...

 

RAAFKA DADKA KA SOO JE-EDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN‏..

 

Alloow Nabad galyo iyo Gu-ul xaq ah.(Maqaal)...

 

ROCHESTER: DR. C/QAA-SIM DHAX-DHAXAAD...

 

Maansadii Dooni. By: Gal-ayr

 

Kartida waa loo Dhashaa, K-askana. By Galayr...

 

Nin Toosan Xal Lagu Tart-amo Ma U....

 

GOBOLKA BANAADIR DUL-MIGA HALAGA...

 

Dalkan mee Dadkiisii? Da-dkanse.....

 

Dowladda Itoobiya oo qun-suliyad....

   

Dowladdii Labada Shariif oo dhabbowday....

 

ROCHESTER: AHLU SU-NNA WALJAMEECA MA...??

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                                                  

                                                     Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)