Home   Contact

   

           

 

 

     BBC Somali
11:00 Aroornimo
14:00 Galabnimo
18:00 Fiidnimo

 

      VOA Somali
 06:30 Aroornimo

 04:00 Galabnimo

 07:00 Habeenimo

 

  Radio Muqdisho

  08:00 Arroornimo

 02:30 Duhurnimo
 20:00 Habeenimo

 

    Somali Links
Adacwah
Aminarts
Banaadir

BBC Somali

Boondheere

Borama N Net

Calanka

Calayaale
Codka VOA
Dayniile
Daafeet
Dooxa

GBCSomtv

Garowe Online

Goobjoog

Hiiraan

Hiiraannet

Hornafric
Hobyonews
Jowhar
Mareeg
Maqaal.com
Maalinlenews
Midnimo
Nuursuufi arts
Radiomuqdisho
Saxaafada
Shabelle
Somalinetwork
Somaliweyn
Somalifan
Somaliswiss
Somaliswiss.net
Shaaciye
Warsheekh

   

              

   

   

    

   

       

                  

   

   

       

   

   

   

            

   

   

   

        

    

    

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

       Qur'aan     Muxaadaro         Heeso          Cayaaraha        Faalooyinka             
 

                                                   

                                                

   Gabayo   Sawiro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
Ururka Xizbul Islaam oo sheegtay mas'uuliy-ada dagaaladii degmada Hodan ka dhacay.



Muqdisho,cisaleey,28.July.2010:Kadib markii shalay gelinkii dambe dagaalo xoogan oo bar bar socday duqeymo ay ka dhaceen degmooyinka Hodan iyo H/wadaag ayaa waxaa mas'uuliyada dagaaladaas shee-gtay ururka Xizbul Islaam oo maalmihii u dambeeyay aanay qeyb ka aheyn dagaalada Muqdisho.

 

Afhayeenka dhanka howl galada u qaabilsan Xizbul Islaam Shiikh Maxamed cismaan caruus ayaa sheegay in dagaaladii shalay ay bilow u ahaayeen weeraro ay qorsheynayaan in bisha barakeysan ee Ramadaan ku soo dhoweeyaan.

 

Mr Caruus ayaa sheegay in dagaaladii shalay dhankooda ay guulo ka gaareen, isla markaana dhinaca ciid-amada dowladda kaga gubeen gaadiid dagaal, ayna ka saareen dhufeysayadood sida uu hadalka u dhigay.

 

Waxaa uu tilmaamay in ciidamadooda shalay ay gaareen agagaarka Isgoyska KM4 oo fariisin u ah Ciida-mada Amisom, ayna ciidamadooda ka saareen madaxtooyadii hore ee C/qaasim iyo Isbitaalkii Digfeer ciidamada dowladda ee fariisinka ku lahaa.

 

Dagaalkii shalay ayaa ahaa kii ugu xooganaa mudooyinkan ka dhacay degmooyinkaas, waxaana dagaal-adii maalmahan ka dhacayay Muqdisho ay ahaayen kuwo ku kooban dhinaca waqooyiga Muqdisho.

 

Ciidamada dowladda ayaa horay degmada Hodan uga saaray kooxaha mucaaradka, iyagoo kula wareegay dhowr fariisimo sida Tarbuunka iyo xaafadaha taleex oo u ahaa saldhig ay ka soo duuli jireen.



Xafiiska Muqdisho ee  cisaleey.com iyo wararkii ugu danbeeyay

cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 
 
                                    Warar kale                                        Faalooyinka 
 
Dagaalada ka socda Waqooyiga Muqdisho oo sii xoogeys-tay.

 

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalada kuna.....

 

Dagaalo saaka ka dhacay B-uurta Gal-gala iyo Maxamed Saciid....

 

Shir madaxeedkii Midowga Afrika oo furmay iyo Madaxweynaha....

 

Indhacade oo sheegay inuu la d-agaalamayo Ciidamada....

 

Qoys dhan oo xalay ku baaba'ay Madaafiic ku dhacday....

 

Ciidamada dowladda oo howl galo ballaaran ka wada Muqdisho....

 

Ururka Xizbul Islaam oo sheegay inay la dagaalamayaan....

 

Midowga Afrika oo sheegay in da-lal dhowr ah ay ciidamo...

 

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo faah faahin ka....

 

Shirkii Wadamada Saaxil Saxa-raa oo Xalay Furmay....

 

Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay ka dhacay....

 

Mid ka mid ah wasiirada dowlad-da oo eedeyn kulul...

 

Ururka Midowga Afrika oo waqti kordhin u sameynaya....

 

Ciidamada booliska soomaaliyed oo howl galo ballaaran ka....

 

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo baaq u jeediyay....

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaan-ka oo xaqiijiyay in....

 

R/wasaare cumar C/rashiid oo ta-babar u soo xiray ciidamo....

 

Dagaalo maanta ka dhacay xaaf-ado ka tirsan degmada.....

 

Xaalada goobihii lagu dagaalam-ay oo saaka degan iyo xiisado...

 

Odayaasha Beelaha hawiye oo b-aaq ku wajahan....

 

Xildhibaan Maxamuud  Geedi oo La Kulmay Jaaliyada Minnesota...

 

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibada....

 

Maamulka Puntland oo musaafuri-yay dad ka soo....

 

Barigiye Bahoku "Doorkeena waa is difaacid, gacmaha....

Dagaalo xoogan oo saaka dib uga qarxay deegaanada....

 

Qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho....

 

Madaxweynayaasha Midowga Afrika oo saacadaha soo.....

 

Dowladda Eritrea oo dhaliish-ay ciidamada dheeraadka....

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Kampala (Sawirro)‏.

 

Boqolaal qoys oo ka baracay dagaalada oo gaaray.....

 

Dagaalo u dhaxeeya ciidama-da dowladda iyo Al-Shabaab....

 

Khilaaf soo kala dhex galay saraakiisha ciidamada....

 

Duqeymo xoogan oo xalay sa-qdii dhexe iyo saaka ka.... 

 

Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Al-Shabaab....

 

Siyaasiyiin ka soo jeeda Koof-urta Soomaaliya....

 

Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Mas'uuliyiin....

 

Taliska ciidanka booliska oo f-aah faahin ka....

 

Taliyaha Ciidamada Madaxto-oyada oo beeniyay in....

 

Madaxweyne Shariif oo gaar-ay wadanka Chad.

 

Taliyada madaxtooyada Villa soomaaliya oo beeniyay....

 

Madaxweyne Shariif oo xalay khudbad u jeediyay.....

 

Maamulka degmada boondhe-ere ee gobolka Banaadir....

 

Kooxo Hubeysan oo xalay we-eraray Ciidamada Kenya.....

 

Mudane ka tirsan baarlamaa-nka oo ku dhaawacmay....

 

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Xaafado....

 

Dagaalo iyo duqeymo maalin-tii 3aad ka soconaya....

 

Barakac xoogan oo saaka ka soconaya Xaafado ka...

 

Tangiyada Ciidamada Amisom oo galabta dagaalka galay...

 

Duqeyntii ugu cusleyd oo gal-abta ka socota....

Maanso(Doorsoon)by:Ab-waan Axmed Xaayoow...

 

RAAFKA DADKA KA SOO JE-EDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN‏..

 

Alloow Nabad galyo iyo Gu-ul xaq ah.(Maqaal)...

 

ROCHESTER: DR. C/QAA-SIM DHAX-DHAXAAD...

 

Maansadii Dooni. By: Gal-ayr

 

Kartida waa loo Dhashaa, K-askana. By Galayr...

 

Nin Toosan Xal Lagu Tart-amo Ma U....

 

GOBOLKA BANAADIR DUL-MIGA HALAGA...

 

Dalkan mee Dadkiisii? Da-dkanse.....

 

Dowladda Itoobiya oo qun-suliyad....

   

Dowladdii Labada Shariif oo dhabbowday....

 

ROCHESTER: AHLU SU-NNA WALJAMEECA MA...??

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                                                  

                                                     Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)