Home   Contact

   

           

 

 

     BBC Somali
11:00 Aroornimo
14:00 Galabnimo
18:00 Fiidnimo

 

      VOA Somali
 06:30 Aroornimo

 04:00 Galabnimo

 07:00 Habeenimo

 

  Radio Muqdisho

  08:00 Arroornimo

 02:30 Duhurnimo
 20:00 Habeenimo

 

    Somali Links
Adacwah
Aminarts
Banaadir

BBC Somali

Boondheere

Borama N Net

Calanka

Calayaale
Codka VOA
Dayniile
Daafeet
Dooxa

GBCSomtv

Garowe Online

Goobjoog

Hiiraan

Hiiraannet

Hornafric
Hobyonews
Jowhar
Mareeg
Maqaal.com
Maalinlenews
Midnimo
Nuursuufi arts
Radiomuqdisho
Saxaafada
Shabelle
Somalinetwork
Somaliweyn
Somalifan
Somaliswiss
Somaliswiss.net
Shaaciye
Warsheekh

   

              

   

   

    

   

       

                  

   

   

       

   

   

   

            

   

   

   

        

    

    

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

       Qur'aan     Muxaadaro         Heeso          Cayaaraha        Faalooyinka             
 

                                                   

                                                

   Gabayo   Sawiro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 

Midowga Afrika oo isku raacay in 4-kun askari u diraan Soomaaliya.
 

 

 

Muqdisho,cisaleey,28.July.2010:Shirkii madaxda dalalka Africa ay ku lahaayeen magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa gaba gabadiisa waxaa ka soo baxay go'aan la doonayo in wax looga qabto xaaladda ammaan ee Soomaaliya.

 

Waxaa la go'aamiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan afar kun askari loogu soo diro gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo lagu kordhinayo howlgalka Amisom.

 

Shirkan ma uusan ka soo bixin go'aano la filayay oo ay ka mid yihiin tirada ciidamada ee loo soo dirayo gudaha Soomaaliya iyo weliba in la bedelo awooda sharci ee ay ku howl galayaa Amisom.

 

Madaxda ka qeyb gashay shirka ayaa waxaa ay isku raaceen in laga fikiro in ay howlgalo ama weeraro ay qaadaan ciidamada Amisom, inkastoo Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ay ka soo horjeesteen nabad dhaliyeyaal loo bedelo ciidamada Amisom.

 

Jan Ping ayaa wuxuu sheegay inay ka go'an tahay Midowga Africa inuu ciidamo dheeraad ah si deg-deg ah ugu soo diro Soomaaliya.

 

Afarta kun ee ciidamada loo soo dirayo Soomaaliya ayaa waxaa ay ka imaanayaa Guinea kun askari, Jabuuti kun askari, iyo wadamada Igad oo soo diraya labo kun askar.

 

Xafiiska Muqdisho ee  cisaleey.com iyo wararkii ugu danbeeyay

cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 
 
                                    Warar kale                                        Faalooyinka 
 
Dagaalada ka socda Waqooyiga Muqdisho oo sii xoogeys-tay.

 

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalada kuna.....

 

Dagaalo saaka ka dhacay B-uurta Gal-gala iyo Maxamed Saciid....

 

Shir madaxeedkii Midowga Afrika oo furmay iyo Madaxweynaha....

 

Indhacade oo sheegay inuu la d-agaalamayo Ciidamada....

 

Qoys dhan oo xalay ku baaba'ay Madaafiic ku dhacday....

 

Ciidamada dowladda oo howl galo ballaaran ka wada Muqdisho....

 

Ururka Xizbul Islaam oo sheegay inay la dagaalamayaan....

 

Midowga Afrika oo sheegay in da-lal dhowr ah ay ciidamo...

 

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo faah faahin ka....

 

Shirkii Wadamada Saaxil Saxa-raa oo Xalay Furmay....

 

Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay ka dhacay....

 

Mid ka mid ah wasiirada dowlad-da oo eedeyn kulul...

 

Ururka Midowga Afrika oo waqti kordhin u sameynaya....

 

Ciidamada booliska soomaaliyed oo howl galo ballaaran ka....

 

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo baaq u jeediyay....

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaan-ka oo xaqiijiyay in....

 

R/wasaare cumar C/rashiid oo ta-babar u soo xiray ciidamo....

 

Dagaalo maanta ka dhacay xaaf-ado ka tirsan degmada.....

 

Xaalada goobihii lagu dagaalam-ay oo saaka degan iyo xiisado...

 

Odayaasha Beelaha hawiye oo b-aaq ku wajahan....

 

Xildhibaan Maxamuud  Geedi oo La Kulmay Jaaliyada Minnesota...

 

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibada....

 

Maamulka Puntland oo musaafuri-yay dad ka soo....

 

Barigiye Bahoku "Doorkeena waa is difaacid, gacmaha....

Dagaalo xoogan oo saaka dib uga qarxay deegaanada....

 

Qaraxyo xoogan oo xalay ka dhacay magaalada Muqdisho....

 

Madaxweynayaasha Midowga Afrika oo saacadaha soo.....

 

Dowladda Eritrea oo dhaliish-ay ciidamada dheeraadka....

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Kampala (Sawirro)‏.

 

Boqolaal qoys oo ka baracay dagaalada oo gaaray.....

 

Dagaalo u dhaxeeya ciidama-da dowladda iyo Al-Shabaab....

 

Khilaaf soo kala dhex galay saraakiisha ciidamada....

 

Duqeymo xoogan oo xalay sa-qdii dhexe iyo saaka ka.... 

 

Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Al-Shabaab....

 

Siyaasiyiin ka soo jeeda Koof-urta Soomaaliya....

 

Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Mas'uuliyiin....

 

Taliska ciidanka booliska oo f-aah faahin ka....

 

Taliyaha Ciidamada Madaxto-oyada oo beeniyay in....

 

Madaxweyne Shariif oo gaar-ay wadanka Chad.

 

Taliyada madaxtooyada Villa soomaaliya oo beeniyay....

 

Madaxweyne Shariif oo xalay khudbad u jeediyay.....

 

Maamulka degmada boondhe-ere ee gobolka Banaadir....

 

Kooxo Hubeysan oo xalay we-eraray Ciidamada Kenya.....

 

Mudane ka tirsan baarlamaa-nka oo ku dhaawacmay....

 

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Xaafado....

 

Dagaalo iyo duqeymo maalin-tii 3aad ka soconaya....

 

Barakac xoogan oo saaka ka soconaya Xaafado ka...

 

Tangiyada Ciidamada Amisom oo galabta dagaalka galay...

 

Duqeyntii ugu cusleyd oo gal-abta ka socota....

Maanso(Doorsoon)by:Ab-waan Axmed Xaayoow...

 

RAAFKA DADKA KA SOO JE-EDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN‏..

 

Alloow Nabad galyo iyo Gu-ul xaq ah.(Maqaal)...

 

ROCHESTER: DR. C/QAA-SIM DHAX-DHAXAAD...

 

Maansadii Dooni. By: Gal-ayr

 

Kartida waa loo Dhashaa, K-askana. By Galayr...

 

Nin Toosan Xal Lagu Tart-amo Ma U....

 

GOBOLKA BANAADIR DUL-MIGA HALAGA...

 

Dalkan mee Dadkiisii? Da-dkanse.....

 

Dowladda Itoobiya oo qun-suliyad....

   

Dowladdii Labada Shariif oo dhabbowday....

 

ROCHESTER: AHLU SU-NNA WALJAMEECA MA...??

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 
 
                                                                  

                                                     Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)