Home   Contact

   

           

 

 

     BBC Somali
11:00 Aroornimo
14:00 Galabnimo
18:00 Fiidnimo

 

      VOA Somali
 06:30 Aroornimo

 04:00 Galabnimo

 07:00 Habeenimo

 

  Radio Muqdisho

  08:00 Arroornimo

 02:30 Duhurnimo
 20:00 Habeenimo

 

    Somali Links
Adacwah
Aminarts
Banaadir

BBC Somali

Boondheere

Borama N Net

Calanka

Calayaale
Codka VOA
Dayniile
Daafeet
Dooxa

GBCSomtv

Garowe Online

Goobjoog

Hiiraan

Hiiraannet

Hornafric
Hobyonews
Jowhar
Mareeg
Maqaal.com
Maalinlenews
Midnimo
Nuursuufi arts
Radiomuqdisho
Saxaafada
Shabelle
Somalinetwork
Somaliweyn
Somalifan
Somaliswiss
Somaliswiss.net
Shaaciye
Warsheekh

   

              

   

   

    

   

       

                  

   

   

       

   

   

   

            

   

   

   

        

    

    

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

       Qur'aan     Muxaadaro         Heeso          Cayaaraha        Faalooyinka             
       

Wasiirka dhaqan celinta iyo arrimaha bulsh-ada Prof. Dhalxa oo eedeyn kulul u jeediyay dalalka Jaamacada Carabta.

Muqdisho,cisaleey,27.July.2010:Wasiirka dhaqan celinta iyo arrimaha bulshada Prof. Maxamed Cumar Dhalxa ayaa si kulul u weeraray siyaasada Dowladaha Carbeed, isagoo ku eedeeyay in si xun ula dhaqmaan dadka Soomaalida ee dalalkooda ku sugan.

 

Shir jaraa'id oo uu warbaahinta Muqdisho ugu qabtay maanta magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu Prof. Dhalxa sheegay in dalalka Carbeed aanay soomaaliya u noqon sidii ay ka filayeen.

 

"Walaalaheena Carbeed sidii aan ka fileynay Soomaali uma noqon, maxaa yeelay maanta waxay joogtaa in dalalka Afrikaanka ay ciidamo noo soo diraan, oo naftooda u huraan, aaway wiilashii carbeed halkaan ayaa laga tabayaa, ugu yaraan 200-ciidan ma noo soo direen, hadii ciidamo inoo soo diri lahaayeen wax-aa laga yaabaa in iyagoo Muslim ah hada xaalada Soomaaliya wax ka badali lahaayeen"ayuu yiri Prof. Dhalxa.

 

Prof. Dhalxa ayaa sheegay in maxaabiista dalalka Carbeed ay ku jiraan soomaali fara badan, kuwaasoo uu xusay in dhibaatooyin xoogan ay ku heyso, waxaana uu sidoo kale xusay in dadka qaxootiga ee ka cararay dagaalada Soomaaliya ay ka soo tarxiilayaan dalkooda, bedelkii ay magangalyo siin lahaayeen.

 

Waxaa uu sheegay in dalalka Carabta ay ka gaabiyeen taageerada ay uga baahnaayeen, "Ma arag xataa in Markab ay inoo soo direen ama Bur wada, ama Timir iyo saliid inoo keena, oo ay is dhahaan walaalahiina Soomaaliya ugu gar gaara"ayuu yiri Prof. Dhalxa.

 

Waa Wasiirkii u horeeyay ee si kulul u weerara siyaasada Dowladaha Jaamacada Carabta oo ay qeyb ka tahay Soomaaliya, iyadoo dalalka Carabta qaarkood saaxib dhow la yihiin Madaxweynaha talada haya Shariif Shiikh.

 

 

Xafiiska Muqdisho ee  cisaleey.com iyo wararkii ugu danbeeyay

cisaleeynews@hotmail.com

 

 

                                                                                                                   

 

                                                      Warar kale           Faalooyinka 
Indhacade oo sheegay inuu la d-agaalamayo Ciidamada....

 

Qoys dhan oo xalay ku baaba'ay Madaafiic ku dhacday....

 

Ciidamada dowladda oo howl galo ballaaran ka wada Muqdisho....

 

Ururka Xizbul Islaam oo sheegay inay la dagaalamayaan....

 

Midowga Afrika oo sheegay in da-lal dhowr ah ay ciidamo...

 

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo faah faahin ka....

 

Shirkii Wadamada Saaxil Saxa-raa oo Xalay Furmay....

 

Dagaalo faraha looga gubtay oo xalay ka dhacay....

 

Mid ka mid ah wasiirada dowlad-da oo eedeyn kulul...

 

Ururka Midowga Afrika oo waqti kordhin u sameynaya....

 

Ciidamada booliska soomaaliyed oo howl galo ballaaran ka....

 

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo baaq u jeediyay....

 

Xildhibaan ka tirsan baarlamaan-ka oo xaqiijiyay in....

 

R/wasaare cumar C/rashiid oo ta-babar u soo xiray ciidamo....

 

Dagaalo maanta ka dhacay xaaf-ado ka tirsan degmada.....

 

Xaalada goobihii lagu dagaalam-ay oo saaka degan iyo xiisado...

 

Odayaasha Beelaha hawiye oo b-aaq ku wajahan....

 

Xildhibaan Maxamuud  Geedi oo La Kulmay Jaaliyada Minnesota...

 

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Wasiirka arrimaha dibada....

 

Maamulka Puntland oo musaafuri-yay dad ka soo....

 

Barigiye Bahoku "Doorkeena waa is difaacid, gacmaha....

 

Dagaalo wali ka soconaya xaafa-do ka tirsan waqooyiga....

 

Dagaalo wali ka soconaya xa-afado ka tirsan....

 

Gudoomiyihii maxkamada ra-cfaanka gobolka....

 

Dagaalo xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda....

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dowladda Eritrea oo dhaliish-ay ciidamada dheeraadka....

 

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Kampala (Sawirro)‏.

 

Boqolaal qoys oo ka baracay dagaalada oo gaaray.....

 

Dagaalo u dhaxeeya ciidama-da dowladda iyo Al-Shabaab....

 

Khilaaf soo kala dhex galay saraakiisha ciidamada....

 

Duqeymo xoogan oo xalay sa-qdii dhexe iyo saaka ka.... 

 

Wasiirka Warfaafinta oo ku eedeeyay Al-Shabaab....

 

Siyaasiyiin ka soo jeeda Koof-urta Soomaaliya....

 

Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Mas'uuliyiin....

 

Taliska ciidanka booliska oo f-aah faahin ka....

 

Taliyaha Ciidamada Madaxto-oyada oo beeniyay in....

 

Madaxweyne Shariif oo gaar-ay wadanka Chad.

 

Taliyada madaxtooyada Villa soomaaliya oo beeniyay....

 

Madaxweyne Shariif oo xalay khudbad u jeediyay.....

 

Maamulka degmada boondhe-ere ee gobolka Banaadir....

 

Kooxo Hubeysan oo xalay we-eraray Ciidamada Kenya.....

 

Mudane ka tirsan baarlamaa-nka oo ku dhaawacmay....

 

Ciidamada dowladda oo dib ula wareegay Xaafado....

 

Dagaalo iyo duqeymo maalin-tii 3aad ka soconaya....

 

Barakac xoogan oo saaka ka soconaya Xaafado ka...

 

Tangiyada Ciidamada Amisom oo galabta dagaalka galay...

 

Duqeyntii ugu cusleyd oo gal-abta ka socota....

 

Ururka Midowga Afrika oo sa-acadaha...

 

R/wasaaraha Itoobiya oo ku taliyay inaan wax...

 

Madaxweynaha Ugandha oo ka dalbaday....

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Maanso(Doorsoon)by:Ab- waan Axmed Xaayoow...

 

RAAFKA DADKA KA SOO JEEDA K/SOOMAALIYA TALAABO KHALDAN‏..

 

Alloow Nabad galyo iyo Guul xaq ah.(Maqaal)...

 

ROCHESTER: DR. C/QAASIM DHAX-DHAXAAD...

 

Maansadii Dooni. By: Galayr

 

Kartida waa loo Dhashaa, K-askana. By Galayr...

 

Nin Toosan Xal Lagu Tartamo Ma U....

 

GOBOLKA BANAADIR DULM-IGA HALAGA...

 

Dalkan mee Dadkiisii? Dadk-anse.....

 

Dowladda Itoobiya oo quns-uliyad....

   

Dowladdii Labada Shar-iif oo dhabbowday....

 

ROCHESTER: AHLU SU-NNA WALJAMEECA MA...??

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

   Gabayo   Sawiro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                                                  

                                                     Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)