Magaalada B/weyn oo la isugu kala
gudbayo Doonyo.
Dadka ku nool Magaalada
B/weyn ayaa bilaabay in ay doonyo is-aga kala gooshaan
xaafadaha magaalada labo maalin kadib ma-rkii ay go'day
buundada Liiq-liiqato....24.May.2010

Diyaarad soo
caga dhigatay Garoonka diyaaradaha Galk-acyo oo la duqeeyay.
Warar lagu kalsoon yahay oo
aan ka helnay magaalada Galkac-yo ayaa sheegaya in hubka
lidka diyaaradaha lagu duqeeyay diy-aarad dooneysay in ay
soo.....23.May.2010

Faah faahin
dheeri ah oo ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay dagaalada.
Faah faahin dheeri ah ayaa
ka soo baxaya dagaalo saf ballaaran oo maanta ka dhacay
qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iy-adoo dagaaladaas
ay.....3.May.2010

Magaalada B/weyn oo xaalad jahwareer
ku jirtay, markii ay kala go'day Buundadii.
Magaalada B/weyn oo awal u
kala qeybsaneyd Bari iyo Galbeed balse ay buundo xiriirin
jirtay ayaa maanta si rasmi ah u kala q-eybsamay.....23.May.2010

Yuusuf Indhacade
oo ka hadlay dagaaladii cuslaa ee ma-anta Muqdisho ka
dhacay.
Isagoo ku labisnaa dareyska
Milateriga ayaa waxaa uu guulo ka sheegtay dagaalo tan iyo
saaka ilaa duhurnimadii maanta ka so-cday magaalada
Muqdisho.....23.May.2010

Dagaalo xoogan oo saacadihii ugu
badnaa ka soconaya gees ka gees magaalada Muqdisho.
Dagaalo culus ayaa tan iyo
saaka waxay ka soconayaan xaafado ka tirsan magaalada
Muqdisho, iyadoo saakana dagaalada ay ka bilowdeen
degmooyinka Hodan.....23.May.2010

Shabaabka iyo Amisom oo guulo ka kala
sheegtay daga-aladii u dambeeyay.
Kooxda Al-Shabaab iyo Amisom
ayaa ka kala hadlay dagaalka s-halay ilaa xalay xaafado ka
mid ah degmooyinka Woqooyi ee m-agalaada Muqdisho gaar....23.May.2010

Kooxda Inter Milan oo xalay ku
guuleysatay Koobka Hor-yaalada Yurub.(Daawo
Sawirada)
Kooxda Inter Milan ee dalka
Talyaaniga ayaa xalay u dabaal da-gtay koobka Naadiyada
Yurub ee loo yaqaano Uefa Champions League kaasoo ay ugu
dambeysay....23.May.2010

Dad ku
geeriyooday Baladweyne marki ay jabtay buund-ada Liiq
liiqato.
Dadka ku nool magaalada Baladweyne ayaa
aad uga naxsan shil dabiici ah oo galabta ka dhacay
magaaladooda kadib marki uu gaari weyn la go,day....22.May.2010

Dagaalo ay ka
qeyb galeen AMISOM oo k dhacay dhinaca waqooyi ee Muqdisho.
Dagaal culus oo ay ka qeyb galeen ciidamada
AMISOM ayaa ga-labta ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka
Boondheere iyo SHibis ee Magaalada Muqdisho.....22.May.2010

Madaxweyne Shariif oo khudbad xasaasi
ka jeediyay sh-irka ka furmay Istanbul.(Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Somaliya
Shariif Sh Axm-ed oo ka qeybgalaya shirka Caalamiga ee looga
hadlayo dib u dhiska dalka soomaaliya ee ka socda....22.May.2010

Shababka oo soo bandhigay muuqaalka
meelihii ay ka q-absadeen ciidamada dowladda.(Daawo
Sawirada)
Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta soo bandhigtay
muuqaalka g-oobaha ay ka qabsatay dowlada KMG Jimcihi shalay
ahaa kadib dagaal ay ku qaaday.....22.May.2010

Raadiyaha Somaliweyn oo wali hawada ka
maqan.
Idaacada Somaliweyn ee magaalada Muqdisho
ayaa maalintii l-abaad hawada ka maqan, kadib markii shalay
Shabaab ay bilil-aqeysteen qalabkii idaacadaas laheyd.....22.May.2010

Xaalada degmada Buuhoodle oo saaka
xiisad ka jirto, ka-dib dagaal ay ku le'deen Askar Itoobiyaan.
Waxaa saaka degan guud ahaan xaaladda
deegaanka Buuhood-le ee Gobolka Cayn halkaasi oo shalay
dagaal xoogan uu ku dh-ex maray dadka deegaanka....22.May.2010

Dagaalo goos goos ah oo ka soconaya
degmada Shibis.
Dagaal goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada
dowladda iyo Al-Shabaab ayaa ka soconaya xaafado ka tirsan
degmooyinka Shi-bis....22.May.2010

Duqeymo dad rayid ku dhinteen oo xalay
Muqdisho ka dhacay.
Sadex ruux ayaa ku dhimatay todobo kalana dhaawacyo ayaa
kasoo gaaray kadib marki ay ciidamada AMISOM madaafiic ku
garaaceen xaafado ka mid ah....22.May.2010

Shabaab oo ka warbxiyey dagaaladi
maanta isla markaa-na sheegtay guulo.
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay
qabsadeen fariisimo cu-sub oo aysan awal horay u joogin
kadib dagaalo ay saakay iyo maanta la galeen ciidamada
dowlada KMGS....21.May.2010

Dagaalo
xoogan oo ka soconaya Xaafado ka tirsan Boo-ndheere iyo
Shibis.
Dadka ku nool degmooyinka
Boondheere iyo Shibis ee Magaala-da Muqdisho ayaa saakay
kusoo baraarugay daryanka madaafiic culus iyo rasaas ku
hoobaneyso.....21.May.2010

Shaqsiga todobaadka ee shaaciye.com,
Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil.
Todobaadka iyo shaqsiyada
Shaac-iye oo aan ku soo qaadaney-no Abwaan Soomaaliyeed oo
dadka si weyn u...21.May.2010

Shil qasaare geestay oo maanta ka
dhacay Gobolka Sha-beelada Hoose.
Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku dhaawacantay
shil gaari oo ka dha-cay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka
Sh/hoose,iyadoo G-aariga rogmaday uu ahaa Hoomey....21.May.2010

Shabaabka oo digniin culus u diray
Dowladda Kenya.
Ururka Al-Shabaab ayaa uga
digay dowlada Kenya in ay sii wa-do waxa ay ugu yeereen fara
gelinta qaawan ee ay ku hayaan Soomaaliya kadib marki....21.May.2010

Baarlamaanka oo ansixiyay Gudi
doorashada xilka Gudoo-miyaha Baarlamaanka.
Kulan maanta Baarlamaanka uu isugu yimid
magaalada Muqdis-ho ayaa waxay xildhibaanada ku doorteen
Gudi ka shaqeynaya doorashada....
20.May.2010

Madaxweyne Shariif oo ka laabtay
go'aankii uu ku kala diray Xukuumada Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh
Axmed ayaa maanta ka laabtay go'aankii uu ku kala diray
Xukuuamdii R/wasaare cu-mar C/rashiid Sharmaarke.....20.May.2010

Madaxweyne Shariif oo u ambabaxay
dalka Turkiga.
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha
Soomaaliya Shariif Shii-kh Axmed ayaa galabta ka ambabaxay
magaalada Muqdisho,iy-agoo uu ku sii jeeda dalka Turkiga...20.May.2010

Madaxweyne Shariif iyo R/wasaare Cumar
C/rashiid oo wali is mari la'.
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in
R/wasaare Cum-ar C/rashiid Cali Sharmaarke uu diiday inuu
iska casilo xilka uu haayo....20.May.2010

Kulanka Baarlamaanka oo maanta dib mar
kale u furma-yo.
Kalfadhiga baarlamaanka Soomaaliya ayaa
maanta mar kale dib uga furmaya xarunta golaha shacabka ee
magaalada Muqdisho, kadib markii fadhigii hore......20.May.2010

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay bur
bur ku yimaada Dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha wadanka Jabuuti Mudane Ismaaciil
Cumar Geel-le ayaa ka digay burbur uu sheegay in ay
kudhawdahay dowlad-da federaalka Soomaaliya....20.May.2010

Shiikh Fanax oo isu soo sharaxay xilka
Gudoomiyaha Baa-rlamaanka.
Shiikh Axmed C/llaahi Fanax oo kamid ah
xildhibaannada Baarl-amaanka Soomaaliya isla markaasina
kasoo galay dhinaca She-ekh Shariif ayaa....20.May.2010

Duqeyn loo geystay Dekeda magaalada
Muqdisho, xilli uu markab ku xirnaa.
Kooxaha mucaaradka ayaa weeraro madaafiic
kula jermaaday Deke-da magaalada Muqdisho oo saaka uu ku soo
xirtay Markab saanad milateri....20.May.2010

Xeer ilaalinta qaranka oo sheegtay in
Maxkamada sare go'aan ka gaari karto khilaafka madaxda sare
ee dowla-dda.
Xeer ilaaliyaha guud ee
dowlada soomaaliya C/laahi Daahir Bar-re ayaa sheegay in xal
u helida khilaafka madaxda sare dowlada laga sugayo....19.May.2010

Gudoomiyaha Kmg ee
baarlamaanka oo sheegay in mud-do 15 cisho lagu dooranayo
gudoon cusub.
Gudoomiyaha Kmg ah ee gudoonka Baarlamaanka
Xaaji Shugri Shiikh Axmed ayaa sheegay in muddo 15-cisho
gudahood ku di-yaarin....19.May.2010

Ururka Al-Shabaab oo wax lagu farxo ku
tilmaamay khila-afka dowladda.
Ururka Al-Shabaab oo wax lagu qoslo ku
tilmaamay qilaafka do-wlada iyo buuqi iyo fooridi ay isku
weerareen Axadi mudanaya-asha baarlamaanka....19.May.2010

Macalin Xaashi oo uga digay
ganacsatada soomaaliya is-ticmaalka lacagaha shilin
soomaaliga ay dowladda Muqd-isho keensatay.
Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta uga digay
shacabka soomaal-iyed in ay isticmaalaan lacagaha cusub ee
ay dowladda sooma-aliya soo....19.May.2010

Shariif Xasan oo hunguri kaga jira
xilka Gudoomiyenima-da Baarlamaanka.
Wasiirka Maaliyada dowladda Soomaaliya
Shariif xasan shiikh aadan ayaa shalay gelinkii dambe kulan
gaar ah kula yeeshay xildhibaanada Digil iyo Mirifle.....19.May.2010

Cali Dheere: lacata cusub lagama
qaadan doono dhulka ay mujaahidiinta ka taliyaan.
Ururka Al-Shabaab ayaa galabta shaaca ka
qaaday in aysan aq-bali doonin in goobaha ay ka taliyaan
lagu isticmaalo lacagaha cusub ee....18.May.2010

Baarlamaanka oo meel mariyay inuu
yeesho Gudoon KMG
ah.
Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa
maanta kulan waxa ay ku yees-heen Xarunta Golaha Shacabka
kuwaasi oo ka shiray sida Guddoomiye cusub.....18.May.2010

Kulan goor dhow ay yeelanayaan
Baarlamaanka iyo Suu-qa Bakaaraha oo lagu kala cararay.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in
goor dhow uu k-ulan ku yeesho xarunta Golaha Shacabka,
iyadoo kulankana uu ka soo qeyb geli doono....18.May.2010

Cumar C/rashiid oo ka hor yimid
go'aankii Madaxweyna-ha uu ku kala diray xukuumadiisa.
Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ku
gacan seyray go'aan-kii Madaxweynaha soomaaliya Shariif uu
ku kala diray Xukuum-adiisa....18.May.2010

Cutubyo ka tirsan Milateriga Itoobiya
oo galay Ceel-Bar-de.
Wararka naga soo gaaraya
degmada Ceel-Barde ee gobolka Ba-kool ayaa sheegaya in
halkaasi ay gaareen ciidamo ka tirsan mi-latariga dalka
Itoobiya kuwaas....18.May.2010

Xasan Daahir "Dowladda fashil ayay ku
bur burtay, waa-na wax aan dareensaneyn"
Hogaamiyaha ururka Xizbul
Islaam Shiikh Xasan Daahir aweys ayaa sheegay in ay
fashilantay dowladda soomaaliya, kadib ma-rkii uu khilaaf uu
soo kala dhex galay.....18.May.2010

Qaramada Midoobey iyo Mareykanka oo
soo dhoweeyay kala diristii Xukuumada.
Qaramada Midoobey iyo Dowladda Mareykanka
ayaa si isku mid ah uga hadlay is bedelkii deg dega ahaa ee
ku dhacay dowlad-da....18.May.2010

Ina C/rashiid oo kulan deg deg isugu
yeeray Golihiisii W-asiirada la riday.
Warar aan ka helnay ilo wareedyo ku dhow dhow
Madaxtooyada ayaa inoo xaqiijiyey in R/wasaarihii la
ridayCumar C/rashiid uu maanta.....18.May.2010

Xildh.Mohamud Geedi" Madaxweynuhu
caano daatay ay-uu dabo qabtay".
Kalfadhigii golaha Baarlamaanka KMG uga
furmey golaha shac-abka taariikhdu markey aheyd Axad bisha
May 16, 2010, waxaa ka dhacey laba (2) khalad oo....17.May.2010
