Home   Contact

   

           

 

 

     BBC Somali
11:00 Aroornimo
14:00 Galabnimo
18:00 Fiidnimo

 

      VOA Somali
 06:30 Aroornimo

 04:00 Galabnimo

 07:00 Habeenimo

 

   Radio Muqdisho

  08:00 Arroornimo

 02:30 Duhurnimo
 20:00 Habeenimo

 

     Somali Links

 

 

 

 

     Qur'aan      Muxaadaro        Heeso      Cayaaraha        Faalooyinka
          

Hambalyo loo diraayo Manasar Abukar oo ku aadan Sanadkiisa Koowaad.

 

Muqdisho,cisaleey,25.May.2010:Waxaa dhamaan maamulka iyo shaqaalaha cisaleey.com waxay hambalyo u diraayaan Manasar Abukar Maxamed,waxaana aay leeyihiin Manasar soo bar baar oo noqo kii Dalkiisa,Diintiisa iyo Dadkiisa Anafaco Aamiin Aamiin.

 

Waxaa sidoo kale hambalyo u diraayo Hooyo Fartuun Maxamed Faarax iyo Aabe Abukar Maxamed Abukar waxaana aay leeyiihin Manasar soo bar baar oo noqo kii Dalkiisa,Diintiisa iyo Dadkiisa Anfaco Aamiin Aamiin.

 

 

 

 

 

 

                                                                                                                               

       Cisaleey Tv

 

                        Warar kale          Faalooyinka 

 

Diyaarad soo caga dhigatay Garoonka diyaaradaha Galk-acyo oo la duqeeyay.

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay magaalada Galkac-yo ayaa sheegaya in hubka lidka diyaaradaha lagu duqeeyay diy-aarad dooneysay in ay soo.....23.May.2010

 

 

Faah faahin dheeri ah oo ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay dagaalada.

Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya dagaalo saf ballaaran oo maanta ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, iy-adoo dagaaladaas ay.....3.May.2010

 

 

Magaalada B/weyn oo xaalad jahwareer ku jirtay, markii ay kala go'day Buundadii.

Magaalada B/weyn oo awal u kala qeybsaneyd Bari iyo Galbeed balse ay buundo xiriirin jirtay ayaa maanta si rasmi ah u kala q-eybsamay.....23.May.2010

 

 

Yuusuf Indhacade oo ka hadlay dagaaladii cuslaa ee ma-anta Muqdisho ka dhacay.

Isagoo ku labisnaa dareyska Milateriga ayaa waxaa uu guulo ka sheegtay dagaalo tan iyo saaka ilaa duhurnimadii maanta ka so-cday magaalada Muqdisho.....23.May.2010

 

 

Dagaalo xoogan oo saacadihii ugu badnaa ka soconaya gees ka gees magaalada Muqdisho.

Dagaalo culus ayaa tan iyo saaka waxay ka soconayaan xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho, iyadoo saakana dagaalada ay ka bilowdeen degmooyinka Hodan.....23.May.2010

 

 

Shabaabka iyo Amisom oo guulo ka kala sheegtay daga-aladii u dambeeyay.

Kooxda Al-Shabaab iyo Amisom ayaa ka kala hadlay dagaalka s-halay ilaa xalay xaafado ka mid ah degmooyinka Woqooyi ee m-agalaada Muqdisho gaar....23.May.2010

 

 

Kooxda Inter Milan oo xalay ku guuleysatay Koobka Hor-yaalada Yurub.(Daawo Sawirada)

Kooxda Inter Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xalay u dabaal da-gtay koobka Naadiyada Yurub ee loo yaqaano Uefa Champions League kaasoo ay ugu dambeysay....23.May.2010

 

 

Dad ku geeriyooday Baladweyne marki ay jabtay buund-ada Liiq liiqato.

Dadka ku nool magaalada Baladweyne ayaa aad uga naxsan shil dabiici ah oo galabta ka dhacay magaaladooda kadib marki uu gaari weyn la go,day....22.May.2010

 

 

Dagaalo ay ka qeyb galeen AMISOM oo k dhacay dhinaca waqooyi ee Muqdisho.

Dagaal culus oo ay ka qeyb galeen ciidamada AMISOM ayaa ga-labta ka dhacay xaafado ka mid ah degmooyinka Boondheere iyo SHibis ee Magaalada Muqdisho.....22.May.2010

 

 

Madaxweyne Shariif oo khudbad xasaasi ka jeediyay sh-irka ka furmay Istanbul.(Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Somaliya Shariif Sh Axm-ed oo ka qeybgalaya shirka Caalamiga ee looga hadlayo dib u dhiska dalka soomaaliya ee ka socda....22.May.2010

 

 

Shababka oo soo bandhigay muuqaalka meelihii ay ka q-absadeen ciidamada dowladda.(Daawo Sawirada)

Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta soo bandhigtay muuqaalka g-oobaha ay ka qabsatay dowlada KMG Jimcihi shalay ahaa kadib dagaal ay ku qaaday.....22.May.2010

 

 

Raadiyaha Somaliweyn oo wali hawada ka maqan.

Idaacada Somaliweyn ee magaalada Muqdisho ayaa maalintii l-abaad hawada ka maqan, kadib markii shalay Shabaab ay bilil-aqeysteen qalabkii idaacadaas laheyd.....22.May.2010

 

 

Xaalada degmada Buuhoodle oo saaka xiisad ka jirto, ka-dib dagaal ay ku le'deen Askar Itoobiyaan.

Waxaa saaka degan guud ahaan xaaladda deegaanka Buuhood-le ee Gobolka Cayn halkaasi oo shalay dagaal xoogan uu ku dh-ex maray dadka deegaanka....22.May.2010

 

 

Dagaalo goos goos ah oo ka soconaya degmada Shibis.

Dagaal goos goos ah oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ayaa ka soconaya xaafado ka tirsan degmooyinka Shi-bis....22.May.2010

 

 

Duqeymo dad rayid ku dhinteen oo xalay Muqdisho ka dhacay.

Sadex ruux ayaa ku dhimatay todobo kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaaray kadib marki ay ciidamada AMISOM madaafiic ku garaaceen xaafado ka mid ah....22.May.2010

 

 

Shabaab oo ka warbxiyey dagaaladi maanta isla markaa-na sheegtay guulo.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay qabsadeen fariisimo cu-sub oo aysan awal horay u joogin kadib dagaalo ay saakay iyo maanta la galeen ciidamada dowlada KMGS....21.May.2010

 

 

Dagaalo xoogan oo ka soconaya Xaafado ka tirsan Boo-ndheere iyo Shibis.

Dadka ku nool degmooyinka Boondheere iyo Shibis ee Magaala-da Muqdisho ayaa saakay kusoo baraarugay daryanka madaafiic culus iyo rasaas ku hoobaneyso.....21.May.2010

 

 

Shaqsiga todobaadka ee shaaciye.com, Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil.

Todobaadka iyo shaqsiyada Shaac-iye oo aan ku soo qaadaney-no Abwaan Soomaaliyeed oo dadka si weyn u...21.May.2010

 

 

Shil qasaare geestay oo maanta ka dhacay Gobolka Sha-beelada Hoose.

Ugu yaraan 15 ruux ayaa ku dhaawacantay shil gaari oo ka dha-cay duleedka degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose,iyadoo G-aariga rogmaday uu ahaa Hoomey....21.May.2010

 

 

Shabaabka oo digniin culus u diray Dowladda Kenya.

Ururka Al-Shabaab ayaa uga digay dowlada Kenya in ay sii wa-do waxa ay ugu yeereen fara gelinta qaawan ee ay ku hayaan Soomaaliya kadib marki....21.May.2010

 

 

Baarlamaanka oo ansixiyay Gudi doorashada xilka Gudoo-miyaha Baarlamaanka.

Kulan maanta Baarlamaanka uu isugu yimid magaalada Muqdis-ho ayaa waxay xildhibaanada ku doorteen Gudi ka shaqeynaya doorashada.... 20.May.2010

 

 

Madaxweyne Shariif oo ka laabtay go'aankii uu ku kala diray Xukuumada Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ka laabtay go'aankii uu ku kala diray Xukuuamdii R/wasaare cu-mar C/rashiid Sharmaarke.....20.May.2010

 

 

Madaxweyne Shariif oo u ambabaxay dalka Turkiga.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shii-kh Axmed ayaa galabta ka ambabaxay magaalada Muqdisho,iy-agoo uu ku sii jeeda dalka Turkiga...20.May.2010

 

 

Madaxweyne Shariif iyo R/wasaare Cumar C/rashiid oo wali is mari la'.

Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in R/wasaare Cum-ar C/rashiid Cali Sharmaarke uu diiday inuu iska casilo xilka uu haayo....20.May.2010

 

 

Kulanka Baarlamaanka oo maanta dib mar kale u furma-yo.

Kalfadhiga baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale dib uga furmaya xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kadib markii fadhigii hore......20.May.2010 

 

 

Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay bur bur ku yimaada Dowladda Soomaaliya.

Madaxweynaha wadanka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geel-le ayaa ka digay burbur uu sheegay in ay kudhawdahay dowlad-da federaalka Soomaaliya....20.May.2010

 

 

Shiikh Fanax oo isu soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Baa-rlamaanka.

Shiikh Axmed C/llaahi Fanax oo kamid ah xildhibaannada Baarl-amaanka Soomaaliya isla markaasina kasoo galay dhinaca She-ekh Shariif ayaa....20.May.2010

 

 

Duqeyn loo geystay Dekeda magaalada Muqdisho, xilli uu markab ku xirnaa.

Kooxaha mucaaradka ayaa weeraro madaafiic kula jermaaday Deke-da magaalada Muqdisho oo saaka uu ku soo xirtay Markab saanad milateri....20.May.2010

 

 

Xeer ilaalinta qaranka oo sheegtay in Maxkamada sare go'aan ka gaari karto khilaafka madaxda sare ee dowla-dda.

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlada soomaaliya C/laahi Daahir Bar-re ayaa sheegay in xal u helida khilaafka madaxda sare dowlada laga sugayo....19.May.2010

 

 

Gudoomiyaha Kmg ee baarlamaanka oo sheegay in mud-do 15 cisho lagu dooranayo gudoon cusub.

Gudoomiyaha Kmg ah ee gudoonka Baarlamaanka Xaaji Shugri Shiikh Axmed ayaa sheegay in muddo 15-cisho gudahood ku di-yaarin....19.May.2010

 

 

Ururka Al-Shabaab oo wax lagu farxo ku tilmaamay khila-afka dowladda.

Ururka Al-Shabaab oo wax lagu qoslo ku tilmaamay qilaafka do-wlada iyo buuqi iyo fooridi ay isku weerareen Axadi mudanaya-asha baarlamaanka....19.May.2010

 

 

Macalin Xaashi oo uga digay ganacsatada soomaaliya is-ticmaalka lacagaha shilin soomaaliga ay dowladda Muqd-isho keensatay.

Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta uga digay shacabka soomaal-iyed in ay isticmaalaan lacagaha cusub ee ay dowladda sooma-aliya soo....19.May.2010

 

 

Shariif Xasan oo hunguri kaga jira xilka Gudoomiyenima-da Baarlamaanka.

Wasiirka Maaliyada dowladda Soomaaliya Shariif xasan shiikh aadan ayaa shalay gelinkii dambe kulan gaar ah kula yeeshay xildhibaanada Digil iyo Mirifle.....19.May.2010

 

 

Cali Dheere: lacata cusub lagama qaadan doono dhulka ay mujaahidiinta ka taliyaan.

Ururka Al-Shabaab ayaa galabta shaaca ka qaaday in aysan aq-bali doonin in goobaha ay ka taliyaan lagu isticmaalo lacagaha cusub ee....18.May.2010

 

 

Baarlamaanka oo meel mariyay inuu yeesho Gudoon KMG

ah.

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku yees-heen Xarunta Golaha Shacabka kuwaasi oo ka shiray sida Guddoomiye cusub.....18.May.2010

 

 

Kulan goor dhow ay yeelanayaan Baarlamaanka iyo Suu-qa Bakaaraha oo lagu kala cararay.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in goor dhow uu k-ulan ku yeesho xarunta Golaha Shacabka, iyadoo kulankana uu ka soo qeyb geli doono....18.May.2010

 

 

Cumar C/rashiid oo ka hor yimid go'aankii Madaxweyna-ha uu ku kala diray xukuumadiisa.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ku gacan seyray go'aan-kii Madaxweynaha soomaaliya Shariif uu ku kala diray Xukuum-adiisa....18.May.2010

 

 

Cutubyo ka tirsan Milateriga Itoobiya oo galay Ceel-Bar-de.

Wararka naga soo gaaraya degmada Ceel-Barde ee gobolka Ba-kool ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen ciidamo ka tirsan mi-latariga dalka Itoobiya kuwaas....18.May.2010

 

 

Xasan Daahir "Dowladda fashil ayay ku bur burtay, waa-na wax aan dareensaneyn"

Hogaamiyaha ururka Xizbul Islaam Shiikh Xasan Daahir aweys ayaa sheegay in ay fashilantay dowladda soomaaliya, kadib ma-rkii uu khilaaf uu soo kala dhex galay.....18.May.2010

 

 

Qaramada Midoobey iyo Mareykanka oo soo dhoweeyay kala diristii Xukuumada.

Qaramada Midoobey iyo Dowladda Mareykanka ayaa si isku mid ah uga hadlay is bedelkii deg dega ahaa ee ku dhacay dowlad-da....18.May.2010

 

 

Ina C/rashiid oo kulan deg deg isugu yeeray Golihiisii W-asiirada la riday.

Warar aan ka helnay ilo wareedyo ku dhow dhow Madaxtooyada ayaa inoo xaqiijiyey in R/wasaarihii la ridayCumar C/rashiid uu maanta.....18.May.2010

 

 

Xildh.Mohamud Geedi" Madaxweynuhu caano daatay ay-uu dabo qabtay".

Kalfadhigii golaha Baarlamaanka KMG uga furmey golaha shac-abka taariikhdu markey aheyd Axad bisha May 16, 2010, waxaa ka dhacey laba (2) khalad oo....17.May.2010

 

 

Aadan Madoobe oo ku dhawaaqay is casilaad iyo Madax-weynaha oo aqbalay in xukuumada dhacday.

Kulamo kala duwan ayaa maanta waxa uu kasocday xarunta M-adaxtooyada ee Villa Somalia si loo xaliyo khilaafka xoogan ee dowladda ka dhex dhashay....17.May.2010

 

 

Shabaabka oo meel fagaare xukun dil kula fuliyay nin ay sheegeen inuu basaas ahaa.

Ururka Al-Shabaab ayaa maanta Maxkamadooda Gobolka Bana-adir waxa ay xukun dil ah ku fuliyeen nin ay sheegeen in uu ah-aa basaas u shaqeynayay dowladda Soomaaliya isla markaasi-na....17.May.2010

 

 

Al-Shabaab oo ka hadlay khilaafka baarlamaanka u dha-xeeya.

Waaliga wilaayada Banaadir ee Ururka Al-Shabab Shiikh Cali M-axamed Xu-seen (Cali Jeesto) ayaa shir jaraa’id uu qabtay wa-xaa uu kaga hadlay khilaa-fka u dhaxeeya mudanayaasha baarl-amaanka.....17.May.2010

 

 

Weerar xalay lagu qaaday fariisin Xisbul Islaam ku lahaa-yeen Ceelasha Biyaha.

Is rasaaseyn u dhaxeysa Ciidamo ka tirsan Xisbul Islaam iyo Ko-oxo Hubeysan ayaa xalay ka dhacday deegaanka Ceelasha Biya-ha, kaasi oo ka dambeeyay....17.May.2010

 

 

Madaxweyne Shariif oo goor dhow shir jaraa'id qabana-ya.

 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ay-aa waxaa lagu wadaa inuu go'aan ka qaato xaalada halista ah ee ay....17.May.2010


Xaalada Magaalada Muqdisho oo saakay degan.

Waxaa saaakay degan xaalada magaalada muqdisho,kadib ma-rkii shalay du-qeeymo xoogan uu ka dhacay,kaasi oo aay si wey-daar....17.May.2010

 


 

Cumar C/rashiid Sharmaarke oo ka jawaabay hadalki Ad-an Madoobe.

Ra,isulwasaaraha halka lug ku taagan ee XKMGS Cumar C/rash-iid Cali Sharma,arke ayaa ku adkeystay in xukumadiisu aysan d-hicin saacado kadib marki gudoomiyaha uu muranka ka taagan-yahay.... 16.May.2010

 

 

 

ROCHESTER: AHLU SUNNA WALJAMEECA MA DARIIQO DIIMEEDAA MISE WAA HEYB KA MID AH QABIILADA SOOMALIYEED???.

 

 

Dagaalka Daahir Calasoow ? Ma jago doonbaa ?Ma Dakano Qabiilbaa? Ma duunyo Raadisbaa ? Mise waa Dulmi uu u dhashay?By Galayr..

 

 

Ma Dowladbaa Dalka iyo Dadka u fiican ? Mise Dowlad diid ayaa Dalka iyo Dadka u fiican?

By:Galayr

 

 

Shirib:Halyeeygi haanti keenidiid ka hortegay amaad heshiin?.By: Shaaciye

Gabay:(Bidhaan Qaran)By:Abwaan Galayr

 

 

Colaada Cali Geeddi iyo Cali Ameeriko oo noqotay Cilaan-saarka Saxaafada (Qalin wax sixid).

 

 

Xildhibaanada Xeerka Qaranka Jibiyow joojiya xawliga xuma-anta aad wadaan xasuusta xil-kii aad u dhaaratayn.

 

 

Qoraa Qalinkiisa Af beelay (ka jawaabid qoraal daciifnimo ah oo wax looga Sheegayo Safiir-ka Somaliya ee kenya).

 

 

Shirib ku socdo Macalin Xaashi(matoorka waaka matabaan magacse weeyska reer ma-taan)By Shaaciye.

 

 

Ruwaayad Laga metelay Shir-ka labada madaxweyne shariif iyo madaxweynaha maamul goboleedka Puntlland. 

 

 

Cadaalad Darada Alshabaab Canbaareyn uma Baahnee Cudud ayay u Baahantahay iyo Ciidan iska Celiya!!!(Maqaal)

 

 

QABUURAHA LA QODAAYO QOOMAMAA KA DANBEYN.

Culimadii La Cizeyn jiray Cidna waa difaaci weyday !!!.

 

 

Maansadii Qiiro.By.Galayr

 

 

Qandigii Culumada  ay Wax Ku Qaadan jireen, Qandi Siyaadeed iyo Qorshe Dagaal ayaa  Bedelay.BY Galayr

 

 

Inay shey ka garaneyn Islaam shalay makuu sheegay.(Gabay)

 

 

MAREYKANKA IYO URURKA AL-QAACIDA OO WAREEGA LABA-AD KU DAGAALAMI-DOONO SOOMALIYA.‏(Faalo)

 

 

QARANIMO IYO QABIIL ISMA QAADI KARAAN QOYS DA-NTIISANA  DANTA QARANKAA KA WAYN.(Faalo)

 

 

Dalkeena ingaa duminay Dadkeenana inagaa dulminay.(Maqaal)

 

 

Sardhada Shariif Sahwiga Aweeys iyo Surgooyada Shabaab.(Faallo)

 

 

Maansadii dowladnimo.

 

 

" WEY NOO HORE-YSEY EE HADDEY NOOGA DAREEN"(Maqaal)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

   Gabayo    Sawiro

 

 

 

   

  

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                                                  

                                                     Free counter and web stats Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)