|
Shabaabka oo weerar ku ah
Dhuuso-mareeb iyo Ciidamadii ugu bad-naa oo ay u direen.
Dagaalyahano badan oo ka tirsan
ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay u ruqaansadeen
dhinaca Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta gobolka Galgu-duud
halkaas oo ah caasimada Ahlu Sunna....01.May.2010

In ka badan 50-xildhibaano oo ka soo jeeda
beelaha digil iyo Mirifle oo mucaaraday Aadan Madoobe.
In ka badan 50 mudane oo kasoo
jeedo beelaha Digil iyo Mirifle oo ay ku jir-een wasiiro
kuwaas oo ku baaqay in la doorto gudoon cusub oo
baarlamaa-nka ah....01.May.2010

Xaalada degmada Dhuusomareeb oo kacsan iyo
shacabka ku dhaq-an oo ka barakacaya.
Wararkii ugu danbeeyey ee naga
soo gaaray degmada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in Ahlu Sunna
ay difaac ka xiratay meel duleedyada magaalada, kadib markii
ay soo baxeen warar sheegaya....01.May.2010

Xildhibaan Tim Walz oo xafiskiisa ku qaabilay
Xildhibaan Mohamoud Ghedi Aw Hilowle.
Taariikhdu markey aheyd April 30th, 2010,
ayaa Xildhibaan Timothy Walz oo ah Xildhibaan laga soo
doorto Degmada koowad (1) ee koofurta gobalka Minnesto, ayaa
xafiiskiisa uu ku leeyahay....01.May.2010

War-Saxaafadeed: Madaxweynaha,
Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Sheekh
Shariif Sheekh Axmed, Guddo-omiyaha Baarlamaanka, Mudane
Sheikh Aaden Maxamed Nuur iyo Ra'iisal wasaare Cumar
C/rashiid ..30.Apr.2010

Xaalada qeybo ka
mid ah gobolka Galgaduud oo saaka degan,kadib dagaalo shalay
ka dhacay.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Galguduud ayaa sheegaya in
xaalada g-obolkaas uu yahay mid degan kadib dagaal shalay ku
dhex maray deegaanka Ceelbaxay Al-Shabaab iyo Ahlu Sunna....30.Apr.2010

Dhex dhexaadin
laga dhex wado dhinacyadii ku dagaalamay degm-ada
Dharneenley iyo Xaalada oo saaka degan.
Waan waan ayaa laga dhex
bilaabay ciidamo ka wada tirsan dowlada Soom-aaliya oo
labadi maalin ee ugu danbeysay ku dagaalamayey degmada
Dhark-eenleey ee Magaalada Muqdisho....30.Apr.2010

Wadada Suuqa
Bakaaraha oo saakay muddo saddex maalmood kad-ib dib u
furantay.
Waxaa
saakay dib u furmay wadada Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada
Muqdis-ho oo sadexdi maalin ee ugu danbeysay u xirantay
maleeshiyaadka Ahlu Suna iyo Al-Shabaab...30.Apr.2010

Ma Dowladbaa Dalka iyo Dadka u fiican
? Mise Dowlad diid ayaa Dal-ka iyo Dadka u fiican?(Faallo)
Waxaan ugu
horeyn qormadayda ku soo qaadan doonaa waxyaabo badan oo aad
ogtihiin Iyo muuqaalka siyaasada soomaaliya ee aan isbedelka
lahayn iyo umada soomaaliyeed laftigeeda oo aad moodo...30.Apr.2010

Dad lagu soo eedeeyay in ay Qaad ku
cuneen gudaha degmada Af-gooye oo la garbaashay.
Maamulka Xisbul Islaam ee
degmada Afgooye ayaa ka bilaabay degmadaasi dagaal ka dhan
ah maadooriyaha qaadka oo hada Soomaaliya ka noqday mid ka
mid ah nolosha dadka %50...30.Apr.2010

Gudoomiye kuxigeenka
1aad ee Baarlamaanka oo ka waramay khil-aafka u dhaceeya
Baarlamaanka.
Gudoomiye
ku xigeenka baarlamaanka dowladda, Prof. Maxamed Cumar
Da-lxa ayaa ka waramay khilaafka xoogan ee ka dhex taagan
baarlamaanka so-omaaliya..29.Apr.2010

Afhayeenka
Al-Shabaab "Muddo kooban aya ku soo abaabulnay qaraxii
is-miidaminta, labo wiil oo dhalinyaro ayaana fuliyay"
Maamulka Al-Shabaab ayaa faah faahin ka
bixiyeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maalinimadii
isniintii aynu soo dhaafnay lagu weeraray Ciidamada
Amisom...29.Apr.2010.

Madaxweynayaassha Soomaaliya iyo Madaxweynaha yamen oo
dhex maray xiriir dhinaca taleefanka.
Madaxweynaha dowladda Shariif Sheekh Axmed
ayaa khadka taleefanka w-ada hadal kula qaatay dhigiisa
dalka Yemen Cali .C. Saalax.29.Apr.2010

Ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ku
dagaalamay degmada Dh-arkeenley.
Askar ka wada tirsan dowladda ayaa maalintii
labaad iska horimaad ku dhex maray degmada Dharkeenley ee
magaalada Muqdisho...29.Apr.2010

Suuqa Bakaaraha oo maalintii laba-ad
xiran iyo Gan-acsatada Suuqa oo walaac ka muujiyay
xiisadaha ka taagan.
Waxaa maalintii labaad xiran
wadada isku xirto Dabka iyo Isgoyska Bakaar-aha oo ay isku
hor fadhiyaan ciidamo kala taabcsan Ahlu Suna iyo
Al-Shab-aab...
29.Apr.2010

Afhayeenka Ahlusuna oo sheegay in
maalmaha soo socda dagaa-lo ay ku qaadi doonan goobaha
Muqdisho ka joogaan Al-Shabaab.
Afhayeenka Culumaa'udiinka
Ahlusuna Wal-jameeca, Shiikh C/raxman Abuu-Yuusuf ayaa ku
hanjabay inay dagaalo xoogan la geli doonaan xoogaga
hub-eysan ee ku sugan magaalada Muqdisho..29.Apr.2010

Xaalada Magaalada Muqdisho oo saaka
degan iyo qasaaraha dagaaladii iyo duqeymihii shalay oo isa
soo taraya.
Waxaa saaka xasiloon xaalada Magaalada
Muqdisho oo ay shalay ka dhace-en dagaalo iyo duqeymo culus
kuwaas oo dhex maray Ahlu Suna iyo ciidam-ada dowlada oo
dhinac ah iyo Kooxaha Islaamiyiinta.28.Apr.2010

Shabaabka oo kala
diray Maamulkii hore ee Magaalada Marka, m-aamul cusubna u
sameeyay.
Maamulka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose ee
Al-Shabaab ayaa lakala diray ,waxaana magalada Marka loo
magacaabay maamul cusub.28.Apr.2010

Ahlu-sunna oo qorsheynaya in ay la
wareegaan Jidka wadnaha, kadib dagaalkii u horeeyay oo
Muqdisho ka galeen.
Xog dhab ah oo aan ka helnay ilo wareedyo ku
dhaw dhaw Ahlusuna Wal-jame-eca ayaa sheegeysa in kooxdan ay
heshiis kula gaartay dowladda in ay xooga saarto sidii ay u
qabsan laheyd wadada Wadnaha iyo deegaanada ku hareereysan.28.Apr.2010

Axmed Madoobe oo si kulul uga
jawaabay hadalkii ka soo yeeray H-ogaamiyaha Xizbul
Islaam.
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo kamid ah
Hoggaanka sare ee Ururka Xizbul Islaam ayaa waxa uu jawaab kulul
ka bixiyay war shalay kasoo yeeray Hogaamiyahaa Xizbul Islaam
Xasan Daahir Aweys.28.Apr.2010

Saraakiisha Ciidamada Amisom oo sheegay in ay ka war hayeen
we-erarkii is qarxinta.
Saraakiisha Ciidamada Amisom ee ku sugan
Magaalada Muqdisho ayaa she-egay in ay ka warhayeen qaraxii
ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu weerar-ay xarunta cusub ee ay
ciidamadoodu ka dageen Muqdisho.28.Apr.2010

|