
Xogahayaha guud ee maamulka gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle ayaa sheegay in maamulkooda oo dhisan muddo s-addex bilood kaliya uu go'aansaday inuu magacaabo Afha-
C/kaafi ayaa sheegay in maamulkooda uu mar hore ku tala jiray
inuu magacaabo Afhayeen, w-axaana uu sheegay in afhayeenimada ay u xuleen
shaqsiga saxaafada garanaya sidaas ay isu-gu raaceen in ay u magacaabaan Maxamed
C/laahi Cariig sida uu hadalka u dhigay.
Afhayeenka cusub ee maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig ayaa
sheegay inuu soo dhoweynayo xilka loo magacaabay, isagoo sheegay in dad horay u
soo ahaa ay u dhinteen xilkaas.
Maxamed C/laahi Cariig ayaa horay uga soo shaqeeyay Idaacadaha
Horn-Afrik, Telefishinka Universal, iyo Horn Cable iyo Idaacado kale oo ku yaala
magaalada Muqdisho, waxaana la og-eyn sida xilligan uga soo bixi karo howshiisa,
iyadoo dowladda ay kaga sugan tahay Caasimada
qeyb yar.
Si kastaba ha ahaatee magacaabistan loo magacaabay Cariig ayaa ku soo beegmeysa,
xilli afh-ayeenadii hore gobolka banaadir Maxamed Muxiyadiin Cali iyo Cabaas
Galeyr lagu dilay maga-alada Muqdisho, iyagoo xilkaas ku magacawnaa.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
