![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Wararkii ugu
danbeeyey Dagaal-adii galabta ka dhacay magaala-da Muqdisho.
Muqdisho,cisaleey,11.Mar.2010
Ka dib dagaal culus oo galabta qeybo ka mid ah degmada C/Casiis ee gobolka B-aanaadir ku dhaxmaray ciidamada do-wlada oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo xoogaga mucaardka ayaa waxa ku dhintay ku dhowaad 20 ruux halka 60 kalana ay ku dhaawacmeen oo ahaa d-ad rayid ah waxa dhanka kala jira dhim-asho farabadan oo kala gaaray dhinac-yada dagaalamay inkastoo aan la ogee-yn tiraan.
Dagaalka galabta ayaa daba socdaa da-gaal saaka degmada C/casiis ee gobol-ka Banaadir ku dhaxmaray xarakada Al Shabaab iyo ciidamada Dowlada islama-
rkaana deegaano looga qabsaday dowlada.
Galabta ayaa dagaal rogaal celis ah waxa qaaday ciidamada dowlada oo u habar wacday Cii-damada Midoowka Afrika kuwaasi oo ku durduriyey xoogaga mucaardaka, waxaana dib m-ucaaradka looga qabsaday goobahii saaka ay la wareegeen ee ay ka mid tahay Hotel golobol iyo agagaarka deegaanka Baar FIAT.
Waxa hataan degan goobaha dagaalada ay ka dhaceen,waxaan dagaal dib uga soo laabtay ciidamada AMISOM oo aagaga dagaalka ku soo wareejiyey ciidamada dowlada.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||