![]() |
||
|
|
Muxaadaro
Heeso
Tahniyadaha Sawiro
Gabayo
Tacsiyadaha
Cayaaraha
Ciidamada
Amisom oo ka qeyb qaadanaya dagaalka Waqooyiga Muqdisho.
Muqdisho,cisaleey,10.Mar.2010
Ciidamada Amisom ayaa goor dhow ku biiray dagaalka saaka ka dhacay Waqo-oyiga Muqdisho, kaasoo kooxaha muca-aradka kaga soo dhowaadeen aaga ay calaamadeysteen ee KM-0, iyagoona la wareegay Hotelka Galobal oo fariisin u aheyd Ciidamada dowladda.
Taangiyo ay leeyihiin Ciidamada Amiso-m ayaa dagaalka si toos uga qeyb qaa-danaya, waxaana uu dagaalka yahay mid xoogan oo la maqlayo madaafiicda ka dhaceysa qoriga Taangiga.
Ciidamada dowladda ayaa saaka lagaga soo saaray fariisimo muhiim ah oo ay ku
lahaayeen waqooyiga Muqdisho, kadib markii weeraro lixaad ah ay ku soo qaadeen Mucaara-dka.
Lama oga qasaaraha dagaalkan galay wajiga cusub galay oo ay si
toos uga qeyb galayaan T-aangiyada Ciidamada Amisom, hase ahaatee waxaa uu ugu
yaraan faa'ido u yahay dowladda Soomaaliya oo maalmahan waday qorshe abaabul
dagaal kii ugu ballaarnaa.
Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo
|
|
|
|
||