Muxaadaro

 

 

 

Heeso

 

Tahniyadaha

Sawiro

 

Gabayo

 

Tacsiyadaha

 

Cayaaraha

 

 

           

          

 

 

 

 

Xiisada ka dhex aloosan Shabaab iyo Xizbul Islaam oo sii xoogeys-atay.

 

 

 

Muqdisho,cisaleey,10.Mar.2010

Waxaa kala fogaan iyo kala shaki aan q-arsoodi laheyn ka dhex bilaabatay sara-akiisha Xizbul Islaam iyo Al-Shabaab g-aar ahaan kuwa wada jooga Suuqa ba-akaraha iyo meelo kale.

 

Sarkaal walba oo ka tirsan kooxahan ay-aa waxa soo wajahay cabsi xoog leh oo ku aadan in la qaarjiyo, waxaana Suuqa Baakaraha iyo agagarkiisa shalay iyo m-aanta lagu arkayaa saraakiil ka tirsan L-abada dhinac Shabaab iyo Xisbul Islaam oo ilaalo gaar ah yeeshay halka markii horay ilaalo la'aan ay socon jireen.

 

Kadib markii shalay dhacay dilka Bare C-

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

ali Bare oo ka mid aha saraakiisha Xisbul Islaam ayaa saacado ka dib labo gawaari oo ruune-yd ah oo qafalnaa ay isku tacshiiradeeyeen agagaar Isgoyska Aadan cade ee Magaalada Muq-disho ka dib markii ay kala shakiyeen.

 

Suuqa Baakaraha ee ah halka labada ururba ay ku wada sugan yihiin isla markaana lagama maarmaan ay u tahay qaar ka mid ah saraakiisha ururada Mucaaradka ayaa hada waxa ka jira dhaq dhaaqyo ciidan iyo feeljignaan daran.

 

Dilka sarkaalkii Xisbul Islaam ee Bare Cali Bare ayaa waxa ka horeeyey dilal si bareer ah Isgoysaka Sanca loogu geystay dhowaan Taliye ku xigeenkii Ciidamada Xisbada Al-Shabaab ee Suuqa Bakaaraha iyo dhalinyaro kale.

 

Waxaa hadal looga fadhiyaan ururka Xisbul Islaam kaasi oo ah hadalka kama danbeeysata ah ee ay ka yiraahdaan Bare cali Bare oo maalin cad si kalsooni leh loogu dilay Suuqa Bakaaraha hasa ahaatee waxaa muuqata in Xisbul Islaam ay garwaaqsan yihiin in dilka sarkaalka ay ka danbeeyeen Shabaab laakin waxaa adag ku dhawaaqista arintaasi.








 

 

Ha moogaanin cisaleey.com saacad walbo

    cisaleeynews@hotmail.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

                                       

                       

                                                                          Free counter and web stats        Copyright 2007 cisaleey.com,disegned by Abukar Mohamed Abukar (webmaster@cisaleey.com)